Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweyne Farmaajo oo Baaq u diray Baarlamaanka iyo Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynah dowlada Federaal Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Baarlamaanka Soomaaliya ka codsaday in ay meel mariyaan golaha Wasiirada cusub ee… Sii akhri

Posted on March 22, 2017 by Desk

Dad Abaarta ugu geeriyooday Jubbaland

Posted on March 20, 2017 by Desk

Guddiga gurmadka Abaaraha maamulka Jubbaland ayaa sheegay in gobolada Jubbada dhexe iyo Gedo ay ugu yaraan 30 qof ugu geeriyoodeen… Sii akhri

Gudoomiyaha Guddiga Midowga Africa oo soo gaaray Muqdisho

Posted on March 18, 2017 by Desk

Waxaa goor dhaweyd magaalda Muqdisho soo gaaray Gudoomiyaha Guddiga Midowga Africa Moussa Faki Mahamat iyo wafti uu hogaaminayo. Moussa Faki… Sii akhri

Qunsuliyadda Somaliya ee Karachi oo la furay

Posted on March 18, 2017March 18, 2017 by Desk

Xaflad lagu maamuusayay furitaanka Qunsuliyadda Somaaliya ee magaalada Karachi ayaa ka dhacday magaalada Karachi ee dalka Pakistan, Safiiradda Somaliya u… Sii akhri

Malaysia oo ciidamo iyo Gargaar u diraysa Soomaaliya

Posted on March 18, 2017March 18, 2017 by Desk

Dowladda Malaysia ayaa qayb yar oo kamid ah askarteeda waxay u diri-doontaa Soomaaliya si ay uga qayb qaataan howlaha gurmadka… Sii akhri

40 qof oo Soomaali ah oo lagu dilay Yemen

Posted on March 17, 2017March 17, 2017 by Desk

In ka badan 40 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa lagu dilay dalka Yemen, kadib markii xalay ay diyaarad nooca… Sii akhri

Shir London lagu qabtay oo arrimaha cusub ee Soomaaliya looga faalloonayey

Posted on March 17, 2017March 17, 2017 by Desk

Shalay oo bishu ahayd 16/03/2017 waxaan ka qayb galay shir ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibedda Ingiriisku ( FCO).… Sii akhri

Isku Aadka Wareega Sideed dhamaadka Champions League-ga oo la soo saaray

Posted on March 17, 2017March 17, 2017 by Desk

Waxaa maanta magaalada Zyon ee dalka Switzerland lagu qabtay isku Aadka wareega Siddeed dhamaadka koobka UEFA Champions League-ga, iyadoo ay isku… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britian oo kulmay

Posted on March 15, 2017March 15, 2017 by Desk

Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ingriiska Oo Ka Wada Hadlay Sidii Hirshabeelle Looga Caawin Lahaa Amaanka iyo Dhisida Kaabayaasha… Sii akhri

Gaalkacyo: Amal Bank oo Amaah Qardu Xassan ah u samaysay 70 dumar oo ganacsatada yar yar ah

Posted on March 15, 2017March 16, 2017 by Desk

Bankiga Amal oo inta badan si weyn uga dhex muuqda adeegyada bulshada iyo hormarka guud ayaa waxa uu si siman… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close