Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Jubaland oo soo bandhigtay ciidan iyo hub

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo bandhigay ciidamo iyo hub, isaga oo… Sii akhri

Posted on June 14, 2026June 14, 2026 by Desk

Cirro oo tagay Tel Aviv

Posted on June 14, 2026June 14, 2026 by Desk

Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa safar ku tagay magaalada Tel Aviv, wuxuuna la kulmay madaxweynaha Israa’iil Isaac… Sii akhri

Puntland oo markale wax-ka-baddel ku sameynaysa Dastuurka

Posted on June 14, 2026June 14, 2026 by Desk

Golaha wasiirrada Puntland ayaa meelmariyay xeerka doorashooyinka oo ay dhawaan soo gudbiyeen Guddiga doorashooyinka ee PEC, kaas oo u baahan… Sii akhri

Rag burcad-badeed ah oo isu soo dhiibay Puntland

Posted on June 13, 2026June 13, 2026 by Desk

Puntland ayaa sheegay in ay isu soo dhiibeen saddex ka mid ah kooxda burcad-badeeda ah ee haysatay markabka MV Sward… Sii akhri

Macallin lagu dilay deegaan ka tirsan degmada Godobjiiraan

Posted on June 13, 2026June 13, 2026 by Desk

Isbitaalka guud ee magaalada Garoowe waxaa la keenay meydka Cabdisiciid Maxamuud Cilmi oo shalay galinkii dambe lagu dilay tuulada Suubaan… Sii akhri

Xasan Sheekh oo ka hadlay shidaalka ku jira badda iyo shirkad ka baxday heshiis

Posted on June 12, 2026June 12, 2026 by Desk

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shidaalka ku jira badda Soomaaliya ku sheegay 260 xirmo, oo xirmadiiba ka kooban tahay shan… Sii akhri

Ciyaaraha Adduunka oo furmay

Posted on June 12, 2026June 12, 2026 by Desk

Magaaalada Meksiko waxaa ka furmay Ciyaaraha Aduunka (Koobka Adduunka) ee 2026, kaas oo ay si wadajir ah u martigelinayaan dalalka Maraykanka,… Sii akhri

Xasan Sheekh oo gaaray Jowhar

Posted on June 11, 2026June 11, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, iyada oo uu halkaas… Sii akhri

Puntland: Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Cawsane

Posted on June 11, 2026June 11, 2026 by Desk

Hal qof ayaa ku dhintay, shan kalana waa ku dhaawacantay shil gaari oo saaka ka dhacay deegaanka Cawsane ee gobolka… Sii akhri

Cawad oo ka falceliyey hadal uu jeediyay Lugatoor

Posted on June 11, 2026June 11, 2026 by Desk

Siyaasi Axmed Ciise Cawad ayaa taageeray hadal uu shalay jeediyay madaxweye ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, kaas oo ahaa in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close