Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo go’aamo ka soo saartay colaada Saax-maygaag iyo Sanjabshe

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo shir-guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada ayaa guddi heer Wasiir ah u… Sii akhri

Posted on July 29, 2021July 29, 2021 by Desk

Axmed Madoobe oo noqday hoggaamiyihii ugu horreeyay ee gudbiya musharaxiinta Aqalka Sare

Posted on July 27, 2021July 27, 2021 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa guddiga doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad goboleed ee Jubaland u gudbiyay tartamayaasha qaar… Sii akhri

Guddi baaris oo loo magacaabay kiiska Ikraan Tahliil

Posted on July 27, 2021July 27, 2021 by Desk

Xeer Ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya Gen. Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa guddi u magacaabay kiiska Ikraan… Sii akhri

Muxuu yahay u jeedada safarka Rooble ee London?

Posted on July 26, 2021July 26, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd u ambabaxay magaalada London ee dalka… Sii akhri

Arrimaha ay ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya kala hadashay madaxweynaha Puntland

Posted on July 26, 2021July 26, 2021 by Desk

Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo wafdi ay hoggaaminayso oo maanta soo gaaray Garowe ayaa kulan… Sii akhri

Muxuu Rooble kala hadlay madaxda dowlad goboleedyada?

Posted on July 25, 2021July 25, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku boorriyay madaxda dowlad goboleedyada in ay sida ugu dhaqsaha badan… Sii akhri

Vertiv “Keep IT Running” Tour successfully completed in Mogadishu, Somalia

Posted on July 25, 2021July 27, 2021 by Desk

Another successful Vertiv 2021 EMEA Channel Roadshow in Africa, this time in Mogadishu, Somalia. Vertiv had an exciting and engaging… Sii akhri

Maxay yihiin shuruudaha cabashooyinka Aqalka Sare?

Posted on July 24, 2021July 24, 2021 by Desk

Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban ee 2020/2021 ayaa soo saaray shuruudaha cabashooyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddiga wuxuu… Sii akhri

Puntland: Guddi loo magacaabay qaban-qaabada xuska 1-da Agoosto

Posted on July 24, 2021July 24, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddi u magacaabay qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da Agoosto 2021, oo ku… Sii akhri

Guddoomiye Ciro oo gaaray Kismaayo iyo Axmed Madoobe oo ku dhawaaqi doona liiska xubnaha Aqalka sare

Posted on July 24, 2021July 24, 2021 by Desk

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal Maxamed Xasan Maxamed Ciro ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close