Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Shacab ku dhintay israsaaseyn Muqdisho ku dhexmartay ciidamo ka tirsan DFS

Ciidmado ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa israsaaseyn xoogan oo sababtay khasaare dhismasho iyo dhaawac ku dhexmartay Isgoyska Ex-koontorool… Sii akhri

Posted on July 24, 2021July 24, 2021 by Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan NISA oo xilka laga qaaday

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA Cabdullaahi Kullane iyo taliyihii Nabad Sugidda… Sii akhri

Amar uu bixiyay Ra’iisul Wasaare Rooble oo la jabiyay

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by Desk

Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) ayaa sheegay in maanta laga celiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee… Sii akhri

Rooble oo isu keenay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed

Posted on July 22, 2021July 22, 2021 by Desk

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta gobollada Waqooyi la yeeshay… Sii akhri

Rooble oo si kulul uga hadlay muwaadiniinta socdaalkooda loo xannibo siyaasadda

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uusan mar dambe aqbali doonin in muwaadiniin socdaalkooda loo… Sii akhri

Maxay tahay warbixinta Gedo ee lagu wareejiyay Rooble?

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la wareegay warbixin ay guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo… Sii akhri

Somalia Fisheries: My personal Reflections on key Challenges and opportunities

Posted on July 21, 2021July 27, 2021

Background. Somalia has the long coastline of more than 3,300 kms and claims an EEZ of some 830,389Km Square.  The… Sii akhri

Mareykanka oo duqeyn ka geystay koonfurta gobolka Mudug

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn cirka ah oo lala beegsaday Al-shabaab ay maanta ka dhacday deegaanno ka tirsan… Sii akhri

Somaliland: Shiikh Aadan Siiro oo dhaliil kulul u jeediyay Muuse Biixi

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by Desk

Shiikh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada ugu waaweyn Soomaalida ayaa sheegay in shacabka Somaliland ay soo food saartay… Sii akhri

Farmaajo oo fariin u diray dadkii Covid-19 awgiis uga baaqday Xajka

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray shacabka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close