Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Somaliland oo siidaysay gabdho u xirnaa qaadashada calanka Soomaaliya

Somaliland ayaa maanta xabsiga ka siidaysay 35 gabdhood oo loo xiray qaadashada calanka Soomaaliya. Gabdhahan ayaa maalmihii dabaal-dega xorriyada Soomaaliya… Sii akhri

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by Desk

Axmed Karaash oo xil magacaabay

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by Desk

Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa taliye cusub u magacaabay qaybta booliiska gobolka Sool. Wareegto… Sii akhri

Khilaafka Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed oo weli ku gadaaman doorashada Soomaaliya

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdiraxmaan oo hoggaamiya garab ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ayaa Ra’iisul Wasaare Rooble… Sii akhri

Loolanka shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland oo kala jebiyay xisbiga Ucid

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by Desk

Garab ka mid ah xisbiga Ucid ayaa maanta heshiis ku saabsan shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland la gaaray xisbiga talada haya… Sii akhri

Tartan gabayada ah oo lagu soo gabagabeeyay Buuhoodle

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by Desk

Magaalada Buuhoodle waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay tartan dhanka gabayada ah oo muddo labo maalmood ah halkaas ka socday. Tartanka… Sii akhri

Rooble oo ka hadlay jadwalka doorashada

Posted on July 16, 2021July 16, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay jadwalka hannaanka doorashooyinka labada aqal ee BFS ee uu… Sii akhri

Jadwalka doorashada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya

Posted on July 16, 2021July 16, 2021 by Desk

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal (GDHF) ayaa shaaciyay jadwalka guud ee doorashada Baarlamaanka labada laqal ee dowladda federaalka Soomaaliya. Doorashada… Sii akhri

Muxuu yahay war-saxaafadeedka ay soo saareen guddiga doorashooyinka Jubaland?

Posted on July 16, 2021July 16, 2021 by Desk

Guddiga doorashooyinka dadban ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay doorashada ku qaban doonaan waqtigii loogu talagalay, iyagoo tixraacaya heshiisyadii… Sii akhri

Galmudug oo sheegtay in ay ku hareeraysan tahay 60 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on July 16, 2021July 16, 2021 by Desk

Galmudug ayaa sheegtay in ay ku hareeraysan tahay 60 dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab, kadib dagaalo ka dhacay koonfurta… Sii akhri

Kursi ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland oo la isku haysto

Posted on July 16, 2021July 16, 2021 by Desk

Beesha Fiqishini oo ka mid ah beelaha Hawiye, kana mid ah beelaha dega gobollada Waqooyi ayaa ku doodaysa in ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close