Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Qatar?

Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliyo iyo Qatar, Maxamed Xuseen Rooble iyo Sheikh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdilcaziz Aala Taani ayaa xalay yeeshay… Sii akhri

Posted on July 16, 2021July 16, 2021 by Desk

Puntland oo guulo ka sheegatay dagaalo ay la gashay Al-shabaab iyo Daacish

Posted on July 15, 2021July 15, 2021 by Desk

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamed Gallan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay guriga madaxtooyada Boosooso ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalo Puntland… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Punrtland?

Posted on July 15, 2021July 15, 2021 by Desk

Golaha Wasiirada Punrtland ayaa maanta oo Khamiis ah yeeshay shirkoodii todobaadlaha, kaas oo shir guddoomiyay ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Axmed Barre

Posted on July 15, 2021July 15, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan… Sii akhri

Cilmi-baaris: Magaalooyin burburay oo laga helay Nugaal

Posted on July 14, 2021July 15, 2021 by Desk

Magaalada Garowe ayaa lagu soo bandhigay daraasad ka hadlaysa saddex magaalo oo taariikh hore burburay oo laga helay dooxada Nugaal.… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo war ka soo saaray khilaafka ka dhashay wax-ka bedelka xeer-hoosaadkooda

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by Desk

Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in uusan jirin qodob ka mid ah xeer-hoosaadka Golaha oo ka hor-imanaya dastuurka Puntland. War-saxaafedeed ka… Sii akhri

Gabdho ciidan ah oo tababar dibada loo qaaday

Posted on July 12, 2021July 12, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku dhawaad 50 gabdhood oo ka tirsan ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramacad… Sii akhri

Jubaland oo digniin u dirtay odayaasha dhaqanka

Posted on July 12, 2021July 13, 2021 by Desk

Jubaland ayaa digniin adag u dirtay odayaasha dhaqanka iyo cidwalba oo xiriir la yeelata ururka Al-shabaab, waxayna sheegtay in cidii… Sii akhri

Waa kuma xidigii ugu fiicnaa tartanka qaramada Yurub?

Posted on July 12, 2021July 12, 2021 by Desk

Gianluigi Donnarumma oo 22 jir ah ayaa loo caleemo-saaray ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa tartankii qaramada Yurub ee 2020, waxaana abaalmarintaas garoonka… Sii akhri

Talyaaniga oo ku guuleystay koobka Yurub

Posted on July 12, 2021July 12, 2021 by Desk

Talyaaniga ayaa riigoorayaal 3-2 uga adkaay Ingiriiska ciyaartii kama-dambaysta koobka qaramada Yurub 2020 ee ka dhacday Wembley, taas oo waqtigii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close