Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay guusha Abiy Ahmed

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Abiy Ahmed ugu hambalyeeyay guushii uu ka gaaray doorashadii dhawaan ka dhacday Itoobiya. Madaxweyne… Sii akhri

Posted on July 11, 2021July 11, 2021 by Desk

Argentina oo 28 sano kadib ku guuleysatay Copa America

Posted on July 11, 2021July 11, 2021 by Desk

Xulka kubbadda cagta Argentina ayaa xalay ku guuleysay koobka Copa America, kaddib markii uu 1-0 uga adkaaday xulka ay xifaaltamaan… Sii akhri

Yaa ku guuleystay doorashadii Itoobiya?

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by Desk

Xisbiga talada dalka Itoobiya haya ee EPP ayaa ku guuleystay doorashadii dalkaas ka dhacday 21 bishii hore ee Juun. Guddiga… Sii akhri

Khilaafka siyaasiyiinta Waqooyi oo saameeyay guddiga doorashada

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by Desk

Xubnaha guddiga maamulaya kuraasta labada aqal ee Somaliland ayaa maanta fadhi rasmiya oo ay yeesheen ku doortay shir gudoon cusub.… Sii akhri

Khasaaraha qaraxa Muqdisho

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by Desk

Ilaa 8 qof oo isugu jira rayid iyo ciidan ayaa ku geeriyooday qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ka… Sii akhri

Farxaan Qoroole oo qarax ka badbaaday

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by Desk

Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa goordhaweyd ka badbaaday qarax lala eegtay oo ka dhacay magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Musharax xildhibaan oo loo diiday Kismaayo iyo Jubaland oo ka hadashay waxa sababay

Posted on July 8, 2021July 8, 2021 by Desk

Cabdi Cali Raage oo sheegay in uu yahay musharax xildhibaan ayaa maanta diyaarad uu saarnaa laga celiyay garoonka diyaaradaha magaalada… Sii akhri

Google oo Galdogob u aqoosan Itoobiya!!

Posted on July 8, 2021July 16, 2021 by Desk

Wadanka Soomaaliya oo mudo dheer ku jiray dhibaatooyinkii ay keeneen dowlad burburku, waxaa dhinacyada dayacaad badani soo gaartay ka mid… Sii akhri

Axmed Karaash oo lagu eedeeyay xukumane laga saaray xabsiga Qardho

Posted on July 8, 2021July 8, 2021 by Desk

30-kii bishii hore Juun waxaa xabsiga weyn ee magaalada Qardho laga saaray nin dil toogasho ku xukunaa oo lagu magacaabo… Sii akhri

Ingiriiska oo u soo baxay final-ka Euro 2020

Posted on July 8, 2021July 8, 2021 by Desk

Xulka kubbada cagta Ingiriiska ayaa noqday xulkii labaad oo u soo baxay kam-dambaysta (final) tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close