Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Eedeyn loo jeediyay Madaxweynaha Puntland

Jamaal Maxamed Xuseen, Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni in uu yahay musharax qarsoon oo… Sii akhri

Posted on July 7, 2021July 7, 2021 by Desk

Talyaaniga oo u soo baxay kama-dambaysta koobka Yurub

Posted on July 7, 2021July 7, 2021 by Desk

Xulka kubbada cagta Talyaaniga ayaa u soo baxay kam-dambaysta (final) tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020, ka dib markii uu… Sii akhri

Xiisad ka taagan degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal

Posted on July 6, 2021July 6, 2021 by Desk

Waxaa degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal ka taagan xiisad ka dhalatay wareegtadii dhawaan madaxweyne Deni ku magacaabay maamulka KMG ah… Sii akhri

Arday ka soo jeeda Puntland oo lagu dilay gudaha Jaamacadda Camuud

Posted on July 5, 2021July 5, 2021 by Desk

Ibraahim Cabdishakuur Ibraahim oo ahaa arday dhigta Jaamacadda Camuud ee magaalada Boorame ayaa caawa maqribkii lagu dhex-toogtay gudaha jaamacadda. Marxuum… Sii akhri

Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Saamileyda siyaasada iyo gudiyada doorashada

Posted on July 5, 2021July 5, 2021 by Desk

Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho ka dhacay 29-kii Juunyo, ee laga soo saaray go’aano… Sii akhri

Waxgaradka Kismaayo oo cabasho u gudbiyay Madaxweynaha Puntland

Posted on July 4, 2021July 4, 2021 by Desk

Waxgaradka Beesha Harti ee Kismaayo ayaa madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni u gudbiyay cabasho ay ka qabaan madaxweynaha Jubaland Axmed… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka heer federaal oo guddoon doortay

Posted on July 4, 2021July 4, 2021 by Desk

Maxamed Xasan Maxmed Cirro ayaa loo doortay guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal. Maaxmed Cirro ayaa wareegii labaad ee doorashada… Sii akhri

DFS iyo Al-shabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay meel u dhow Dhuusamareeb

Posted on July 4, 2021July 4, 2021 by Desk

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee ka howlgala gobollada dhexe ayaa sheegay in ay dileen 19 xubnood oo ka tirsan ururka… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo simay awoodaha xilka qaadista madaxda sare

Posted on July 4, 2021July 4, 2021 by Desk

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta meelmariyay talo uu hory u soo jeediyay guddoomiyihii hore ee xilka laga qaaaday Cabdixakiin Dhoobo Daareed,… Sii akhri

Xagee marayaa tartanka Euro 2020?

Posted on July 4, 2021July 4, 2021 by Desk

Tartankii 16-aad ee horyaalnimada Yurub (Euro 2020) wuxuu billowday 11-kii Juun iyadoo lagu ciyaaray 11 magaalo oo waaweyn oo Yurub… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close