Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay qaraxa Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay oo laga helayo qaraxa Muqdisho ayaa sheegaya in ku dhawaad 10 ruux ku dhinteen, tiro intaas ka… Sii akhri

Posted on July 2, 2021July 2, 2021 by Desk

Farmaajo iyo Maxmed Mursal hadday madax yihiin yaa dalka cadow u ah?!

Posted on July 2, 2021July 2, 2021

Qaade & Qarshe sow ma aha golaha fullinta iyo golaha shacabka?! Afartii sano ee uu madax-weynaha ahaa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,… Sii akhri

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on July 2, 2021July 2, 2021 by Desk

Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhaweyd ka dhacay maqaayad lagu shaaho oo ku taala degmadda Shibis ee gobalka Banaadir. Qaraxa waxaa… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka oo Gudoomiye KMG ah doortay

Posted on July 2, 2021July 2, 2021 by Desk

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal ayaa kulan ay maanta u doortay Muuse Geele Yuusuf gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee guddiga.… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka degay Kismaayo

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd ka degay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah Jubalnad.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo calan-saaray Madaxtooyada Qaranka

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da… Sii akhri

Mudaharaad ka dhan ah Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ka dhacay Ufeyn

Posted on June 30, 2021June 30, 2021 by Desk

Qaar kamid ah dadweynaha ku nool degmada Ufeyn ee gobolka Bari ayaa shalay dhigay mudaharaad ay uga soo horjeedaan tirakoob… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo dilay muuqaal duube ka tirsan Daacish

Posted on June 29, 2021June 30, 2021 by Desk

Ciidamada Puntland ee PSF ayaa sheegay in ay dileen xubno ka tirsan Daacish oo qaraxyo dhigayay wadada isku xirta tuulada… Sii akhri

Guddiga dib u heshiisiinta Gedo oo la magacaabay

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ee lagu go’aamiyay heshiiskii… Sii akhri

Lacagta diiwaangelinta musharaxiinta haweenka oo la dhimay

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by Desk

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa isku raacay in boqolkiiba konton 50% la dhimo khidmada laga qaadayo musharaxiinta haweenka ee u tartamaya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close