Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Muxuu yahay qoraalka uu Cabdi Xaashi u gudbiyay Rooble?

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa qoraal ku soo bandhigay sida xal looga gaari karo khilaafka… Sii akhri

Posted on August 2, 2021August 2, 2021 by Desk

Xulka Bari oo guul ku furtay tartanka gobollada Puntland

Posted on August 1, 2021August 1, 2021 by Desk

Xulka kubbadda cagta gobolka Bari ayaa guul ku furtay tartanka gobollada Puntland, ka dib markii uu 1-0 uga adkaaday dhigiisa… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo hayb-qabyaaladeed ula kala safatay ciyaartoyda gobollada

Posted on July 31, 2021July 31, 2021 by Desk

Qaar ka mid ah wasiiradda iyo agaasimeyaasha Puntland ayaa hayb-qabyaaladeed u kala taageeray ciyaartoyda gobollada Puntland, markii mid walba si… Sii akhri

Laftagareen oo tartamayaasha Aqalka Sare ka reebay xubnihii taageersanaa Midowga Musharaxiinta

Posted on July 31, 2021July 31, 2021 by Desk

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa galinkii danbe ee maanta soo saaray liiska qaar ka mid ah tartamayaasha… Sii akhri

Maxay tahay u jeedada wafdiga federaalka ee Garowe

Posted on July 31, 2021July 31, 2021 by Desk

Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayeen Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Cabdullaahi Bidhaan iyo Wasiirka Gaadiidka iyo… Sii akhri

Dabkii ka kacay Warshada Isbuunyada Garowe oo weli lagu guuleysan demintiisa

Posted on July 31, 2021July 31, 2021 by Desk

Weli waxaa socda gurmad lagu deminayo dabkii saaka ka kacay xarunta Warshada Isbuunyada Tabaarak qeybteeda Garowe, kaas oo sababay khasaare… Sii akhri

Kismaayo: Koox Ciyaartoy ah oo qarax lagu laayay

Posted on July 30, 2021July 31, 2021 by Desk

Inta la xaqiijiyay 4 ruux ayaa ku dhintay 9 kalana waa ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay isgoyska Golol xaafadda… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay shirweynihii horumarinta waxbarashada Puntland?

Posted on July 30, 2021July 30, 2021 by Desk

Shirweynihii horumarinta waxbarashada Puntland ee saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ka socday Garowe ayaa xog-isweydaarsi, doodo, lafagur iyo falanqeyn… Sii akhri

Rooble oo la kulmay Boris Johnson

Posted on July 29, 2021July 29, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa London kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo magacii laga baddelay

Posted on July 29, 2021July 29, 2021 by Desk

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa magacii laga baddelay waxaana loo bixiyay Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Caruurta. Magac… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close