Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Muran hareeyay tartanka ciyaaraha gobolada Puntland

Kulan ka tirsan tartanka ciyaaraha gobolada Puntland oo maanta dhexmari lahaa xulalka Nugaal iyo Sanaag ayaa dhicin, markii xulka Sanaag… Sii akhri

Posted on August 8, 2021August 9, 2021 by Desk

Xukuumadda Rooble oo laga joojiyay gelitaanka heshiisyada iyo is af-garadyada

Posted on August 7, 2021August 7, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer madaxweyne ku joojiyay in hay’adaha dowladda ay galaan heshiis ama is… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Puntland?

Posted on August 7, 2021August 7, 2021 by Desk

Golaha Wasiirada Puntland ayaa shir ay maanta oo sabtiya yeesheen uga hadlay amniga, dugsiyada quraanka, xaaladda Covid-19, nabadaynta shiqaaqadii Saax-maygaag… Sii akhri

Hannaanka lacag bixinta bangiga Soomaaliya oo la mideynayo

Posted on August 7, 2021August 7, 2021 by Desk

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay hannaan lagu mideynayo lacag bixinta bangiyada dalka. Kulanka daahfurka waxaa ka qeybgalay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka… Sii akhri

Maxaa ka jira in la hakiyay tartankii ciyaaraha gobolada Puntland?

Posted on August 7, 2021August 7, 2021 by Desk

Sida ay Puntland Post u xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland waxaa dib loo dhigay labo kulan… Sii akhri

Tartanka Ciyaaraha Puntland: Nugaal oo guul gaartay iyo Bari oo laga badiyay

Posted on August 6, 2021August 6, 2021 by Desk

Xulka Nugaal ayaa la wareegay hoggaanka guruubka ‘A’ ee tartanka ciyaaraha gobolada Puntland, markii uu ka faa’iideystay guuldarro soo gaartay… Sii akhri

Messi oo ka tagay Barcelona

Posted on August 5, 2021August 5, 2021 by Desk

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in uu ka tagay Lionel Messi, kadib markii ay fashilmeen wadahadalo maalmihii la soo dhaafay u… Sii akhri

Xagee marayaa tartanka ciyaaraha gobolada Puntland?

Posted on August 4, 2021August 5, 2021 by Desk

Waxaa si habsamiya garoonka ciyaaraha Mire Awaare Garowe uga socda tartanka kubbadda cagta gobolada Puntland oo maraya heerka bug-baxa ama… Sii akhri

Golaha Wadatashiga Qaran oo ka shiray khilaafka doorashada gobollada Waqooyi

Posted on August 3, 2021August 3, 2021 by Desk

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka kooban dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa caawa kulanka ay ku yeesheen… Sii akhri

Muxuu yahay qoraalka uu Cabdi Xaashi u gudbiyay Rooble?

Posted on August 2, 2021August 2, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa qoraal ku soo bandhigay sida xal looga gaari karo khilaafka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close