Mas’uuliyiin walaalo ah oo hadalo is khilaafsan ka sheegay baraha bulshada
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaasbade) iyo Cabdiweli Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo ka mid… Sii akhri
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaasbade) iyo Cabdiweli Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo ka mid… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaala Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga ee internet-ka shir kula yeeshay wasiirka horumarinta Sweden… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa goordhweyd war-saxaafedeed uu soo saaray ku sheegay in ay sharci darro tahay galdacwadeed maxkamad horyaalla oo… Sii akhri
Muuse Suudi Yalaxow ayaa mar labaad loo doortay xubin ka mid ah xubnaha Hirshabeelle ku matala Aqalka Sare ee Baarlamaanka… Sii akhri
Midowga Musharrixiinta ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Somaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddi u magacaabay kiiska Ikraan Tahliil Faarax ee ku xardhan khilaafka isaga… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye. Madaxweyne Deni ayaa guddoomiyaha cusub… Sii akhri
Golaha Wadatashiga Qaran ee ka kooban dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la yeeshay wafdi ay… Sii akhri
Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu dilay Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe)… Sii akhri
Warbaahinta Qaranka ee ku hadasha afka dowladda federaalkka Soomaaliya ayaa dib u bilowday baahinta wararka la xiriira xafiiska madaxweyne Farmaajo… Sii akhri