Golaha Amaanka oo war ka soo saaray xaaladda Soomaaliya
Xubnaha Golaha Amaanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay khilaafka ka dhex-taagan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo saameeynta uu ku… Sii akhri
Xubnaha Golaha Amaanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay khilaafka ka dhex-taagan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo saameeynta uu ku… Sii akhri
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in dib loo dhigay shirkii amniga qaranka ee Fahad Yaasiin ka jeedin lahaa warbixinta kiiska Ikraan… Sii akhri
Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya inay si degdeg ah u xalliyaan khilaafkooda, ayna ka fogaadaan… Sii akhri
Dowladda Jabuuti ayaaa beenisay in ay xanibtay diyaarad uu saarnaa Fahad Yaasiin Xaaji Daahir La-taliyaha amniga Madaxweyne Farmaajo. Wasiirka Arrimaha… Sii akhri
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in ay todobaadka dambe shir ku yeelan doonaan… Sii akhri
Madaxweynayaasha Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa khadka telefoonka uga wadahadlay khilaafka sii xumaanaya ee madaxda federaalka. War-saxaafadeed… Sii akhri
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka hadashay shaqo joojinta uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu shaqo joojin ku sameeyay Ra’iisul Waasare Rooble. Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri
Taliyaha Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramacad Cabdixamiid Cabdullaahi Fanax iyo sarkaal kale oo Boolis ah ayaa ku dhaawacmay dagaal dhexmay… Sii akhri
Dr. Cismaan Maxamuud Dufle ayaa mar labaad loo doortay in uu ka mid noqdo xubnaha Hirshabeelle ku matala Aqalka Sare… Sii akhri