Hay’ado cusub ka faa’iideysan doona Mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland
Shir ballaaran oo looga arrinsanayey barnaamijka dib u qaabaynta iyo dib u casriyaynta Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland oo ay iska kaashanayeen…
Shir ballaaran oo looga arrinsanayey barnaamijka dib u qaabaynta iyo dib u casriyaynta Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland oo ay iska kaashanayeen…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey) iyo wafdi uu hagaaminyo ayaa maanta u safray magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka…
Shirar kala duwan oo muddo hal toddobaad ah u soconayey Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda…
Kulankaan oo saaka ka furmay Xarunta Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland ayaa waxaa looga hadlayey furitaanka wejiga saddexaad ee dib u casriyaynta…
Shir deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Xukuumadda Puntland uuna shir guddoominayay Madaxweyne Cabdiwali Gaas ayaa looga hadlay dagaalka Puntland…
Puntland ayaa war ka soo saartay dagaal saaka ka qarxay deegaano ka tirsan Gobolka Sool oo u dhaxeeyay ciidmada Puntland iyo Somaliland.…
Wakiilka Xog-hayah Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa ku wajahan Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Mr.…
Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca tayaynta hay’adaha dawaladda iyo shaqaalaysiinta ee CIP ee uu Baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland…
Shirkaan oo noqonay kii afraad ee noociisa ah isla markaana dabo jooga saddex shir oo isaga ka horreeyey oo looga arrinsanayey dejinta…
Kulan ay magaalada Garoowe ku yeesheen dhammaan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda Puntland ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta shaqaalaha iyo…