Diyaaradaha Mareykanka oo ka hortagay weerar kale
Weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanku ku qaadeen caasimadda Afghaanistaan ee Kabul, ayaa ka hortagay weerar kale oo ismiidaamin ahaa…
Open this website in Safari first.
Weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanku ku qaadeen caasimadda Afghaanistaan ee Kabul, ayaa ka hortagay weerar kale oo ismiidaamin ahaa…
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Paakistaan ayaa ka jawaabtay cabashooyin iyo eedeymo culus oo kaga yimid Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi, kuwaasi…
Khasaare xooggan ayaa ka dhashay dagaal toos ah oo duhurnimadii maanta ka dhacay tuulada Finley oo u dhexaysa Birta-dheer iyo degmada Boocame.…
Ururada siyaasadda Puntland ayaa ka horyimid doorashada hordhaca ah ee golayaasha deegaanka degmooyinkan Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Qoraal wadajir ah oo ururada…
Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay iska hor-imaad hubaysan oo maanta ka dhacay nawaaxiga tuulada Saax-maygaag oo u dhexaysa Birta-dheer…
Kusimaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan ayaa xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii Gobolka Cayn Guuleed Maxamed Nuux (Guuleed…
Rasaas xooggan ayaa maanta oo Axad ah laga maqlay nawaaxiga SAAX-MAYGAAG oo u dhexaysa tuulada Birta-dheer ee Gobolka Nugaal iyo degmada Boocame…
Xulka Gobolka Haylaan ee ku guulaystay Koobkii Gobollada Puntland ayaa maanta ku wajahan magaalada Muqdisho halkaas oo ay dalxiis ku tegayaan. Xulkan…
Guddoomiyaha degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu, Cabdullaahi Ciise Saalax oo wareysi siiyay Telefishinka dowladda Puntland, ayaa cabasho ka muujiyay maraakiib jariif ba’an…
Ciidanka Booliiska Puntland, ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku qabtay gaari laga soo xaday degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. War kooban oo ka…