Wasiir ka tirsan Puntland oo Garoowe ku geeriyooday
Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Hawlaha guud iyo Gaadiidka Puntland, Asad Xuseen Xaashi ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Garoowe, sida ay… Sii akhri
Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Hawlaha guud iyo Gaadiidka Puntland, Asad Xuseen Xaashi ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Garoowe, sida ay… Sii akhri
Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin ayaa kormeer maalmo qaatay ku taagay Gobollada Hayland, Sanaag iyo Karkaaar sida… Sii akhri
Roobab xooggan xalay ka da`ay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Roobabka ayaa daad ku fatahay xaafadaha kala duwan ee magaalada… Sii akhri
Wefdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb. Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya maxamed Xuseen Rooble iyo hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay Magaalada muqdisho ku… Sii akhri
Shir ay aalada fogaan araga ku yeesheen xubno ka tirsan Midawga musharixiinta ayay aad uga hadleen xaaladihii ugu dambeeyay ee… Sii akhri
Puntland ayaa taageertay go’aankii Ra’iisul Wasaare Rooble kaga horyimid wareegtadii madaxweyne Farmaajo xukuumaddiisa kaga joojiyay galitaanka heshiisyada iyo is af-garadyada.… Sii akhri
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaalau Maxamed Xuseen Rooble ayaa war-murtiyeed ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka, wuxuuna ka horyimid… Sii akhri
Kulan ka tirsan tartanka ciyaaraha gobolada Puntland oo maanta dhexmari lahaa xulalka Nugaal iyo Sanaag ayaa dhicin, markii xulka Sanaag… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo… Sii akhri