PUNTLAND POSTPuntland Post

Category: Warka

Warka

Dagaal culus oo ka dhacay Qansaxdheere

Wararka ka imaanaya degmada Qansax dheere ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal culus halkaas ku dhexmaray Ciidamada Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab.…

Warka

Mooto Bajaajle lagu toogtay Garoowe

Ciidan ka tirsan Puntland ayaa maanta duhurnimadii magaalada Garoowe ku toogtay wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeysanayay Mooto Bajaaj. Wiilka la dilay ayaa…

Warka

Jubaland oo magacowday guddi qaabilsan Aafooyinka

Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magacaabay guddiga diyaar garowga iyo ka jawaabista aafooyinka. Guddigaan oo…

Warka

Madaxweyne Deni oo Nairobi kulamo ka wada

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay gaaray magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa halkaas ka wada kulamo ku saabsan Arrimaha…