Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-shabaab oo weerartay Saldhiga Ciidamada Puntland ee Af-urur

Wararka ka imaanaya tuulada Af-urur ee Gobolka Bari, ayaa sheegaya in xalay hoobiyaal lagu weeraray saldhiga ciidamada difaaca Puntland ee… Sii akhri

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by News Office

Puntland maxay ka tiri shaqo ka joojinta Fahad Yaasiin?

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by Desk

Puntland ayaa taageertay go’aanka uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble shaqada kaga joojiyay agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.… Sii akhri

Madaxweyne Guudlaawe oo amar deg deg ah siiyay Laamaha Amniga maamulkaas

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa baaq nabadeed u diray maleeshiyo beeleed ku dagaalamaya deegaanka kabxanlay ee… Sii akhri

Maxaabiis ka baxsaday xabsi ku yaal Israa’iil

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by News Office

Mas’uuliyiinta Israa’iil ayaa bilaabay baadigoob xooggan kaddib markii lix maxbuus oo Falastiiniyiin ah ay habeenkii ka baxsadeen mid ka mid… Sii akhri

Muxuu Rooble kala hadlay taliyaha uu u magacaabay NISA?

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta la kulmay taliyaha uu sida KMG ah ugu magacaabay NISA, hoggaanka maxkamadda ciidammada… Sii akhri

Jubaland oo taageertay Rooble, eedeyna u jeedisay Farmaajo

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by Desk

Jubaland ayaa soo dhaweysay shaqado joojinta uu Ra’iisul Wasaare Rooble ku sameeyay Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Fahad… Sii akhri

JUXAA: Dhacdooyinkii u dambeeyay waxay muujiyeen fashil dowladnimo iyo fawdo siyaasaeed

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by News Office

Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa sheegay in dhacdooyinka 48-saac ee u dambeeyay muujiyeen in… Sii akhri

Dr. Cabdiweli Gaas: Rooble wuxu qaatay go’aan saxan waana tallaabada keliya oo u furnayd

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo wareysi siiyay Laanta Af-Soomaaliga ee VOA-da, ayaa tallaabo saxan… Sii akhri

Midowga Musharrixiinta oo soo dhoweeyay shaqa-joojinta lagu sameeyay Fahad Yaasiin

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by News Office

Golaha Midowga musharraxiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aanka Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble shaqada kaga joojiyey Agaasimaha Nabad-sugidda iyo Sirdoonka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid Shaqa-joojinta Rooble ku sameeyay Fahad Yaasiin

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by News Office

Madaxweynaha mudda xilkeedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid shaqa joojinta Ra’iisul wasaare Rooble ku sameeyay Agaasimaha hay’adda Nabad-sugidda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close