Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Habyaacyadii doorashada oo abuuray xiisad cusub oo siyaasadeed

Midowga Musharaxiinta ayaa ka soo horjeestay habraactadii shalay ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka… Sii akhri

Posted on August 23, 2021August 23, 2021 by Desk

Sidee loo doortaa waxabarashada heerka jaamacadeed?

Posted on August 23, 2021August 23, 2021

“TALLO IYO TUSAALEYN” Sannad kasta waxaa dhameeya waxabarashada dugsiga sare arday tiro badan oo Soomaaliyeed, kuwaas oo badankoodu (qiyaas ahaan… Sii akhri

Shirweynaha labaad ee Urur siyaasadeedka Runta iyo Cadaalada oo Garoowe ka furmay

Posted on August 23, 2021August 23, 2021 by News Office

Shirweynaha labaad ee urur siyaasadeedka Runta iyo Caddaaladda ee Puntland (RUNCAD) ayaa maanta oo Isniin ah ka furmay caasimadda Garoowe.… Sii akhri

Digniin culus oo laga soo saaray Roobab dabayla wata oo ku soo wajahan Gobolka Bari

Posted on August 23, 2021August 23, 2021 by News Office

Mas’uuliyiinta Gobolka Bari ee Puntland, ayaa digniin culus ka soo saaray roobab dabaylo wata, oo sida saadaashu sheegtay saacadaha soo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Ingiriiska

Posted on August 23, 2021August 23, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster. War… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo xukun ku riday nin lagu helay Argagixisanimo

Posted on August 23, 2021August 23, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta 15 sano oo xabsi ciidan ah ku ridday, Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale… Sii akhri

Roobab deyrta oo ka curtay Gobolka Bari

Posted on August 23, 2021August 23, 2021 by News Office

Roobabka deyrta ayaa ka curtay degaanno ka tirsan Gobolka Bari waxaana la filayaa in saacadaha soo socda roobab xooggan oo… Sii akhri

Ciidamo xoog kula wareegay xarunta maamulka Hiiraan

Posted on August 23, 2021August 23, 2021 by Desk

Ciidamo hubaysan ayaa caawa xoog kula wareegay xaruntii maamulka gobolka Hiiraan iyo qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne. Ciidamada oo… Sii akhri

Maxay yihiin 7 habraac doorasho ee ku heshiiyeen Golaha Wadatashiga Qaran?

Posted on August 22, 2021August 22, 2021 by Desk

Golaha Wadatashiga Qaran ee ka kooban dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeeyay shir labo maalmood uga… Sii akhri

War-murtiyeed ka soo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Posted on August 22, 2021August 22, 2021 by Desk

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close