Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Galmudug oo ku baaqday joojinta colaad ka jirta Galgaduud

Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug iyo odayaasha dhaqanka oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin kale ayaa ku baaqey joojinta xiisad colaadeed oo u… Sii akhri

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by News Office

Doorashada Aqalka sare ee Hirshabeelle oo maanta la geba-gabaynayo

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by News Office

Kadib buuqii ka dhashay xalay doorashadii Aqalka Sare ee xalay ka dhacday Magaalada Jowhar ayaa waxaa Maanta lagu wadaa in… Sii akhri

Hirshabeelle: Doorashadii Aqalka Sare oo buuq iyo gacan-qaad ku dhamaatay

Posted on September 18, 2021September 18, 2021 by Desk

Doorashadii Aqalka Sare ee caawa ka socotay magaalada Jowhar ayaa lagu kala tagay markii buuq iyo gacan-qaad ka dhacay hoolka… Sii akhri

Golaha Amaanka oo war ka soo saaray xaaladda Soomaaliya

Posted on September 18, 2021September 18, 2021 by Desk

Xubnaha Golaha Amaanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay khilaafka ka dhex-taagan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo saameeynta uu ku… Sii akhri

Muqdisho: Shirkii Amniga Qaranka oo dib loo dhigay

Posted on September 18, 2021September 18, 2021 by Desk

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in dib loo dhigay shirkii amniga qaranka ee Fahad Yaasiin ka jeedin lahaa warbixinta kiiska Ikraan… Sii akhri

Maraykanka oo ku dhawaaqay cuna-qabatayn ka dhan ah Ethiopia iyo Eritrea

Posted on September 18, 2021September 18, 2021 by News Office

Mas’uuliyiinta Aqalka Cad ayaa ku dhawaaqay Cuna-qabatayn lagu beegsanayo madaxda sare ee dowladaha Itoobiya iyo Eritrea, Jabhadda Xoreynta Dadka Tigrayga… Sii akhri

Dagaal culus oo ciidamada Puntland iyo Al-shabaab ku dhexmaray buuraleyda Gobolka Bari

Posted on September 18, 2021September 18, 2021 by News Office

Kooxda Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal miina baaris ah ka waday jidka… Sii akhri

Muddaraad xooggan oo xalay ka dhacay Laascaanood

Posted on September 18, 2021September 18, 2021 by News Office

Muddaharaad xooggan oo rabshado wata ayaa xalay ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dadweynaha degmada Laascaanood oo ka… Sii akhri

Madaxweynaha Shiinaha oo ka digay faragelin shisheeye

Posted on September 18, 2021September 18, 2021 by News Office

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka digay faragelinta ciidamada shisheeye ee gobolka, iyada oo Australia ay iska fogeysay cadhada sii… Sii akhri

Maraykanka oo war ka soo saaray Khilaafka Farmaajo iyo Rooble

Posted on September 18, 2021September 18, 2021 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa war ka soo saartay khilaafka ka dhex taagan Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxweyne Farmaajo, kaas oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close