Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Turkiga iyo Mareykanka oo ka wadahadlaya Xaaladihii ugu dambeeyey ee Afghanistan

Hoggaamiyaasha Mareykanka iyo Turkiga ayaa wadahadalo muhiim ah ka yeelanaya arinta wadanka Afghanistaan, si gaar ah Amniga Garoonka Magaalada Kabul.… Sii akhri

Posted on September 20, 2021September 20, 2021 by News Office

Habraaca doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo markale la soo saaray

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed ayaa mar kale soo saaray habraaca doorashada Aqalka… Sii akhri

Habraaca doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo laga saaray hubintii Rooble

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed ayaa wax ka beddel ku sameeyay habraacii doorashada… Sii akhri

Senator caawa lagu doortay Jowhar

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by Desk

Doorashada hal kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ku matala maamulka Hirshabeelle ayaa caawa ka dhacday magaalada Jowhar.… Sii akhri

Dil ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by News Office

Dabley hubaysan ayaa maanta dhinaca koonfureed ee magaalada Gaalkacyo ku toogtay qof shacab ah, sida laga soo xigtay laamaha Amniga… Sii akhri

Garoonka diyaaradaha Buulo-barde oo markale la burburiyay

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by Desk

Qarax miino ayaa markale xalay lagu burburiyay garoonka diyaaradaha degmada Buulo-barde ee gobolka Hiiraan, oo dhawaan ka soo kabtay burburkii… Sii akhri

Taalibaan oo beddeshay wasaaraddii Haweenka

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by News Office

Dowladda cusub ee Taalibaan ee dalka Afghanistan ayaa si rasmiya u xirtay wasaaradda arrimaha haweenka, waxayna ku beddeleen wasaarad ujeedkeedu… Sii akhri

Madaxweynaha Dalka Turkiga oo u safray New York

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by News Office

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Safar ugu baxay New York,halkaas oo uu kaga qeyb geli doono shirka guud… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay xallinayso khilaafka Farmaajo iyo Rooble

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa markii u horraysay sheegtay in Garoowe lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble.… Sii akhri

Booliiska Canada oo laba eedaysane u qabtay dilka wiil Soomaaliyeed

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by News Office

Booliiska magaalada Winnipeg ee waddanka Canada ayaa xabsiga dhigay laba qof oo ku eedaysan dilka wiil Soomaaliyeed. Marxuum Maxamed Yuusuf… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close