Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Golaha Wadatashiga Qaran oo kulan la yeeshay ku xigeenka Qaramada Midoobay

Golaha Wadatashiga Qaran ee ka kooban dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la yeeshay wafdi ay… Sii akhri

Posted on September 12, 2021September 12, 2021 by Desk

Muddaharaad rabshado wata oo ka dhacay Laascaanood

Posted on September 12, 2021September 12, 2021 by News Office

Muddaharaad rabshado wata ayaa xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Laascaanood ayaa xalay lagu dilay… Sii akhri

Malayshiyaadkii ku dagaallamay Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye oo maanta la kala qaaday

Posted on September 12, 2021September 12, 2021 by News Office

Guddigii nabadaynta colaadda Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye, ayaa maanta ku guulaystay in la kala qaado dhinacyadii ku dagaallamay degaannadaas. Guddi oo… Sii akhri

waan-waantii laga dhex waday madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble oo fashilantay

Posted on September 12, 2021September 12, 2021 by News Office

Kulamo xiriir ah oo saacadihii la soo dhaafay lagu dhex-dhexaadinayay madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble, ayaa sida la xaqiijiyay… Sii akhri

Booliiska Gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay shabakado lagu raad-joogay

Posted on September 12, 2021September 12, 2021 by News Office

Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa gacanta ku dhigay laba kamid ah shabakadihii ugu weynaa ee Khamriga keeni jiray gudaha… Sii akhri

Xiisad ka aloosan degmada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool

Posted on September 12, 2021September 12, 2021 by News Office

Xiisad ayaa saaka ka aloosan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, halkaas oo xalay lagu dilay xildhibaan ka tirsan golaha… Sii akhri

Laascaanood: Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka oo la dilay

Posted on September 11, 2021September 12, 2021 by Desk

Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu dilay Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe)… Sii akhri

Warbaahinta Qaranka oo dib u bilowday baahinta wararka la xiriira madaxweyne Farmaajo

Posted on September 11, 2021September 12, 2021 by Desk

Warbaahinta Qaranka ee ku hadasha afka dowladda federaalkka Soomaaliya ayaa dib u bilowday baahinta wararka la xiriira xafiiska madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee dhexdhexaadinta Farmaajo iyo Rooble

Posted on September 11, 2021September 12, 2021 by Desk

Madaxweynayaasha dowlada goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo dhexdhexaadinayay madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku guuleystay in ay… Sii akhri

Muuse Biixi oo Shan guddoomiye gobol iyo mas’uuliyiin kale magacaabay

Posted on September 11, 2021September 11, 2021 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilalkii ka qaaday qaar kamid ah guddoomiyeyaasha gobolada iyo mas’uuliyiin kale, sidoo kale magacaabay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close