In ka badan 20 qof oo ku dhintay daadad ku dhuftay dalka Hindiya
Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay fatahaado ku dhuftay koonfurta Dalka Hindiya, kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen in wabiyadu…
Open this website in Safari first.
Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay fatahaado ku dhuftay koonfurta Dalka Hindiya, kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen in wabiyadu…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa daahfuray kulanka wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumada oo lagu dardar galinayo shaqooyinka Wasaaradaha Dowlada. Madaxweynaha ayaa…
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dib ugu laabtay caasimadda Garoowe. Madaxweyne Deni, waxa Garoonka Diyaaradaha Garoowe ee Gen. Maxamed…
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa dhowaan magaalada Buuhoodle ka samaystay xarun laga qoro dadka doonaya in ay…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa waddanka Imaraatiga Carbeed ayaa lagu wadaa in uu maanta dib…
Xubno ka mida Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal (FEIT) iyo Heer Dowlad goboleed Galmudug (SEIT) ayaa maanta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo oo ah…
Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida DDS ayaa maanta madaxweyne rasmiya u doortay, Mustafa Muxumed Cumar (Cagjar). Mustafa Cagjar ayaa sannidhii lasoo dhaafay sharci…
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta la kulmay safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya Danjire Mehmet…
Madaxda ka tirsan dowladda Puntland ayaa Kulan la qaatay ciidamadda ilaaladda Xeebaha puntland ee midowga yurub. Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo gadiidka badda…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horreysay si kulul uga hadlay dadkii laga barakiciyay magaalada Laascaanood, wuxuuna eedeyn u jeediyay…