Muuse Biixi oo ka hadlay dadkii laga barakiciyay Laascaanood, eedeyna u jeediyay Puntland iyo OCHA


Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horreysay si kulul uga hadlay dadkii laga barakiciyay magaalada Laascaanood, wuxuuna eedeyn u jeediyay Puntland iyo hay’adda Qarmada Midoobay ee OCHA.

Muuqaalka Muuse Biixi

Muuse Biixi ayaa sheegay in ka hadalka hay’adda OCHA dadka laga barakiciyay Laascaanood uu yahay mid ay lacag ku doonayso, hase ahaatee aysan u jeedadoodu ahayn in ay wax u qabtaan dadkaas.

Puntland oo soo dhaweysay dadkii laga soo barakiciy Laascaanood ayuu Muuse Biixi sheegay in ay dhankooda dilaan dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed.

PUNTLAND POST