Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Pakistan oo xusul duub ugu jirta sidii caalamku u aqoonsan lahaa Taliban

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Pakistan Shah Maxamuud Qureshi ayaa sheegay in dunida looga baahan yahay in ay u dul qaadato… Sii akhri

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by News Office

Golaha Wadatashiga Qaran oo shiray

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by Desk

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa caawa shir ku yeeshay habka fogaan aragga ee internet-ka, kaas oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka… Sii akhri

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Gobolka Shabeellada Hoose

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by News Office

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah oo xalay ka dhacay tuulo lagu… Sii akhri

Faransiiska iyo Mareykanka oo ka hadlay xalka khilaaf cusub oo u dhaxeeya

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by News Office

Faransiiska iyo Mareykanka ayaa dadaal u galay sidii loo soo afjari lahaa khilaaf soo billowday todobaadkii hore,ka dib markii dalalka… Sii akhri

Dhul-gariir ka dhacay waddanka Australia

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by News Office

Dhul gariirka oo halbeegiisu lagu sheegay 5.9 Rector Scale, oo laga dareemay magaalada Melbourne ee Caasimadda u ah Gobalka Victoria… Sii akhri

Horseed oo si adag uga digay in la qabyaaladeeyo doorashada golayaasha degaanka Puntland

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Urur siyaasadeedka Horseed, oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud (Faroole), ayaa si adag… Sii akhri

Profits of War: Corporate Beneficiaries of the Post-9/11 Pentagon Spending Surge

Posted on September 22, 2021September 22, 2021

Introduction The United States government’s reaction to the terrorist attacks of September 11, 2001 led to dramatic increases in Pentagon… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dhagax-dhigay dayac-tirka Laamiga Garoowe iyo Laascaanood

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta dhaggax dhigay dib-u-dayactirka 40km oo ka mid ah Wadada Isku… Sii akhri

Worthless currency leaves central Somali money changers jobless

Posted on September 22, 2021September 22, 2021

Farhan Ayanle, 32,has been struggling to make ends meet after his money changing business collapsed in March, alongside Garowe’s 70… Sii akhri

Somaliland oo Beesha Caalamka u gudbisay cabasho ka dhan ah arrimaha doorashada Soomaaliya

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Xukuumadda Somaliland ayaa Beesha Caalamka ku wargelisay in aysan qayb ka-ahayn arrimaha doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya. Somaliland ayaa uga digtay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close