Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Turkiga oo taageertay Hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya

Dowladda Turkiga ayaa taageertay Qaraarkii Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ku ansixiyay Hawlgalka cusub ee Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya… Sii akhri

Posted on April 2, 2022April 2, 2022 by News Office

Guddiga FEIT oo bilaabay shahaada-siinta xubnaha la doortay ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya

Posted on April 2, 2022April 2, 2022 by News Office

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal (FEIT), ayaa maanta oo sabti ah bilaabay bixinta shahaadada xildhibaannimo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Hirshabeelle oo ka hortimid Go’aankii Fahad Yaasiin looga reebay Liiska Xildhibaannada la doortay

Posted on April 2, 2022April 2, 2022 by News Office

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa ka horyimid Go’aankii Fahad Yaasiin looga reebay Liiska Xildhibaannada la doortay ee Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dabka ka kacay Hargeysa

Posted on April 2, 2022April 2, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlaydabkii caawa ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargaysa ayaa Alle… Sii akhri

South West State of Somalia Withdraws Confidence in FEIT

Posted on April 2, 2022April 2, 2022 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — The South West State of Somalia today expressed disappointment at a decision by Federal Electoral… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in Sabtida berriya ay Ramadaan tahay

Posted on April 1, 2022April 2, 2022 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in Sabtida berriya ay tahay maalinta kowaad ee bisha Ramadaan kadib markii sida ay sheegtay… Sii akhri

Dab xoogan oo ka kacay Hargeysa

Posted on April 1, 2022April 1, 2022 by Desk

Dab xoogan ayaa caawa ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargeysa, kaas oo geystay khasaare hantiyeed oo ballaaran. Dabka ayaa… Sii akhri

19,626 oo Ciidammo Afrikaan ah ayaa Soomaaliya la keenayaa

Posted on April 1, 2022April 1, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Qaraarka 2628 (2022) oo uu shalay Golaha Amaanku si wadajir ah u oggolaaday ayaa beddelaya magaca… Sii akhri

Soomaaliya oo soo dhowaysay Qaraarkii Golaha Amniga Qaramada Midoobay ku ansixiyay Hawlgalka ATMIS

Posted on April 1, 2022April 1, 2022 by News Office

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhoweysay Qaraarka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2628 (2022) ee ku saabsan waajibaadka cusub… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabis sameeyay

Posted on April 1, 2022April 1, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa mas’uuliyiin cusub u magacaabay Ilaalada Cashuuraha ee Ciidanka Booliska iyo Qaybta Booliska Gobolka Karkaar.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close