Ururka EAC oo bilaabay hannaanka lagu aqbalayo in Soomaaliya xubin ka noqoto
Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (The East African Community-EAC) ayaa bilowday hannaanka sida rasmiga ah loogu aqbalayo dalka Soomaaliya inuu xubin…
Open this website in Safari first.
Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (The East African Community-EAC) ayaa bilowday hannaanka sida rasmiga ah loogu aqbalayo dalka Soomaaliya inuu xubin…
Dowladda Itoobiya ayaa xalay shaacisay, in ciidamada Amxaarada ee ka barbar dagaallamayay millatariga Itoobiya, ay ka baxeen gobolka Tigray. Ciidankan oo ka…
Puntland ayaa sheegtay in ay dishay madaxii hawlgallada Daacish ee gobolka Bari oo lagu magacaabi jiray Abu-Albara Al Amani. War qoraal ah…
Mareykanka ayaa ku dhawaaqaya abaal-marin lacageed oo gaareysa 10-milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Maxamuud Abdi Aden iyo dadkii kale…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka qayb-galaya bannaan-bax ay dowladda soo abaabushay oo looga soo horjeedo Al-shabaab. Banaan-baxa…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ku xukuntay Dhamme Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle oo ka tirsanaa…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya qaybteeda maareynta daawada ayaa soo saartay digniin ku aadan laba daawo oo loo isticmaalo daaweynta xanuunada ku dhaca neefmareenka.…
Taliyaha Booliska Puntland S/Guuto, Muumin Cabdi Shire ayaa taliyaal saldhig u magacaabay saddex degmo, oo ka tirsan Nugaal iyo Karkaar. Wareegto ka…
Ciidanka PSF ee Puntland ayaa si rasmi ah ugu biiray gulufka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda koonfurta Gobolka Mudug. Cutubyo…
Waxaan faalladan kaga hadlayaa Istaraatiyad warbaahineed oo Soomaaliland ka dhicisowday Arbacadii iyo xaqiiqada qaddiman ee ay heleen shacabka Somaliland. Wasiirka Arrimaha Gudaha…