Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maleeshiyaad qabsaday xarunta wasaarada Caafimaadka Puntland ee Gaalkacyo

Maleeshiyo beeleed hubaysan ayaa saaka la wareegay xarunta wasaaradda Caafimaadka Puntland ee magaalada Gaalkacyo. Maleeshiyaadka ayaa gebi ahaanba albaabada isu… Sii akhri

Posted on December 25, 2022December 25, 2022 by News Office

Wasiirka Qorshaynta Puntland oo ka noqday magacaabis uu sameeyay

Posted on December 25, 2022December 25, 2022 by News Office

Wasiirka Qorshaynta Puntland Maxamed Siciid Faroole ayaa ka laabtay magacaabis uu sameeyay Todobaadkii hore kadib markii muran xooggan ka dhashay.… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku sii jeeda Muqdisho

Posted on December 25, 2022December 25, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Muqdisho sida ay wararku xaqiijinayaan. Madaxweynaha Puntland ayaa lagu… Sii akhri

Muxuu isu casilay Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed?

Posted on December 25, 2022December 25, 2022 by Desk

Wasiirkii Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa caawa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ee ka… Sii akhri

Sidee Maamulka Somaliland Wax Uga Dheefayaa NDAA?

Posted on December 24, 2022December 26, 2022 by cph

  Muqdisho (Wararka PP) — Shalay Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay Xeerka Awoodsiinta DIfaaca Qaranka (National Defence Authorization Act).  Misaaniyadda xeerku… Sii akhri

Xasan Sheekh oo faray Booliiska in ay udub dhexaad u noqdaan la dagaallanka maandooriyaha iyo nusuq-maasuqa

Posted on December 24, 2022December 24, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii… Sii akhri

Doonni lagu waayay xeebaha Puntland oo laga helay dalka Yemen

Posted on December 24, 2022December 24, 2022 by News Office

Doonni kalluumeysi oo maalmo ka hor lagu waayay xeebaha gacanka Gardafuu ayaa laga helay xeebaha dalka Yemen. Wararku waxay sheegayaan… Sii akhri

Ilhan Cumar oo maanta booqanaysa degmada ay ka soo jeedo ee Bander-bayla

Posted on December 24, 2022December 24, 2022 by News Office

Xildhibaan Ilhan Cumar oo safar ku joogta Puntland ayaa maanta booqanaysa degaanka ay ka soo jeedo. Marwo Ilhan ayaa lagu… Sii akhri

Wada-hadal u socda Xukuumadda Puntland iyo Urur siyaasadeedka Dhalinyarada

Posted on December 24, 2022December 24, 2022 by News Office

Xukuumadda Puntland iyo xubno ka tirsan urur siyaasadeedka Dhalinyarada ayaa wada hadal hoose u socdaan si ururkaas loogu qanciyo doorashada.… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalkii Baydhabo

Posted on December 23, 2022December 23, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee u dhexeeyay ciidamada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close