Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Arimaha Bini aadannimada Geneva

Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Mudane Maxamud Macallin ayaa shirka Arimaha Bini aadannimada kaga qayb galay Magaalada Geneva… Sii akhri

Posted on April 5, 2023April 5, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay safiirka cusub ee Jabuuti

Posted on April 5, 2023April 5, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha XFS  Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane… Sii akhri

Booliiska Israa’iil oo weeraray dad ku cibaadaysanayay masaajidka Al-Aqsa

Posted on April 5, 2023April 5, 2023 by News Office

Booliiska Israa’iil ayaa weerar ku qaaday tobannaan qof oo ku cibaadaysanayay Masjidka Al-Aqsa ee magaalada Qudus kahor waaberigii saaka oo… Sii akhri

Cabdirixiin Ciise Caddoow oo loo magacaabay wasiirka Maaliyada Hirshabeelle

Posted on April 5, 2023April 5, 2023 by News Office

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa xalay xilka qaadis ku sameeyay wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Cali Cabdulle Nuur. Wareegto ka soo baxday xafiiska… Sii akhri

Somaliland doubles down on the war against the sovereignty of Somalia

Posted on April 4, 2023April 4, 2023 by cph

Mogadishu (PP Editorial) — In a speech to clerics in Hargeysa two days ago President Muse Bihi Abdi of Somaliland… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirada Jabuuti, Kanada iyo Kuubba

Posted on April 4, 2023April 4, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada… Sii akhri

Dowladda Finland oo si rasmi ah ugu biirtay Gaashaanbuurta NATO

Posted on April 4, 2023April 4, 2023 by News Office

Dowladda Finland ayaa maanta si rasmiya ugu biirtay gaashaanbuurta NATO ka dib markii laga aqbalay dalabkii ay soo gudbisay sannadkii… Sii akhri

Wasiir Huruuuse oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Canada

Posted on April 4, 2023April 4, 2023 by News Office

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Canada u qaabilsan… Sii akhri

Finland oo maanta ku biiraysa Isbaheysiga militari ee NATO

Posted on April 4, 2023April 4, 2023 by News Office

Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in Finland ay ku biirayso isbaheysiga militari maanta oo talaado ah, wax… Sii akhri

Booliiska Garoowe oo gacanta ku dhigay maandooriyaha Xashiishka iyo dadkii ka ganacsanayay

Posted on April 4, 2023April 4, 2023 by News Office

Booliiska Puntland ayaa hawlgal ay ka fuliyeen magaalada Garoowe waxay ku soo qabteen maandooriyaha Xashiishka iyo dadkii ka ganacsanayay. Ciidanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close