Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo lagu soo dhaweeyay magaalada Badhan
Guddoomiyaha Baarlamanka dowladda Puntland mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag. Guddoomiye Cabdirashiid ayaa waxaa…