Xuduudka Kenya iyo Soomaaliya oo bishan dib loo furayo
Saddex goobood oo ah xuduudka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya oo xirnaa muddo ku dhow 12 sanno, ayaa lagu wadaa in bishan…
Open this website in Safari first.
Saddex goobood oo ah xuduudka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya oo xirnaa muddo ku dhow 12 sanno, ayaa lagu wadaa in bishan…
Ciidankii Somaliland u fadhiyay degaanka Shimbiraale ee duleedka Ceerigaabo ayaa gebi ahaanba isaga baxay Somaliland. Ciidankan oo ku gaashaaman gaadiidkii dagaalka ee…
Wasaaradda Qorshaynta dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u caddaysay in ay dib shaqada ugu fasaxday hay’adda Juba Foundation. Warqad ka soo…
Turkiga ayaa u jiheystey doorasho ku celis ah kadib markii madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ninka ay doorashada isku hayaan Kemal Kilicdaroglu…
Afar askari oo ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhintay, lix kalena waa ku dhaawacmeen qarax caawa fiidkii ka dhacay…
Shacabka Turkiga ayaa u dareeray goobaha codbixinta maanta oo Axad ah, iyaga oo dooranaya madaxweynaha dalkaas iyo weliba golaha baarlamaanka. Doorashadan ayaa…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ku sugan Gaalkacyo ayaa mar kale xalay ka hadlay arrimaha doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland. Madaxweyne…
Askar iyo saraakiil ka goostay ciidanka uu hoggaamiyo Mahad Cambaashe ayaa u baxsaday dhinaca degaannada hawdka Gobolka Sool. Ilaa tobaneeyo askar iyo…
Taliska Muuse Biixi ayaa saacadihii u danbeeyay ciidan xoojin ah ku daabulay degaanka Tuulo Samakaab ee Gobolka Sool. Ciidankaas oo ku gaashaaman…
Taliska Booliska dowladda Puntland ayaa Sabtidii maanta digniin adag u jeediyay cid kasta isku dayda in ay carqalad amni ku samayso qabsoomidda…