Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wararkii u danbeeyay ee doorashada Turkiga

Malaayiin codbixiyeyaal ah ayaa u dareeray goobaha codbixinta dalka Turkiga taasi oo bilaabatay abaara 8:00-da Subaxnimo maanta oo Axad ah.… Sii akhri

Posted on May 28, 2023May 28, 2023 by News Office

Madasha Wada Tashiga Qaran oo gaaray heshiis ay ka maqan tahay Puntland

Posted on May 28, 2023May 28, 2023 by News Office

Shirkii Madasha Wada-Tashiga Qaranka oo ku soo xirmay Muqdisho ayaa laga soo saaray War-Murtiyeed faahfaahinaya Qodobadii looga hadlay Shirkaas. Golaha… Sii akhri

Guddi loo xil saaray xallinta xiisadii Garoowe oo go’aanno soo saaray

Posted on May 27, 2023May 27, 2023 by News Office

Guddigii loo saaray xallinta xiisaddii Garoowe ayaa ku dhawaaway go’aan ah in la qabto doorashada saddexda degmo ee Gobolka Nugaal.… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay saraakiil ka socday Hay’adda Bunyaan ee dalka Kuwait

Posted on May 27, 2023May 27, 2023 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socday Hay’adda Bunyaan oo fadhigeedu… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo qaabilay xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Gobolka Ohio ee dalka Maraykanka

Posted on May 27, 2023May 27, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay XildhibaanIsmaaciil Cali Maxamed oo kamid ah Xildhibaanada Gobolka Ohio ee… Sii akhri

Transparency International oo Noordin Haji kala noqotay abaal-marin ay hore u siisay

Posted on May 27, 2023May 27, 2023 by News Office

Hay’adda la-dagaallanka musuq-maasuqa ee Transparency International ayaa dib ugala noqotay abaal-marin ay hore u siisay dacwad oogaha guud ee Kenya… Sii akhri

Booliska Nugaal oo ka shiray Amniga Caasimada Garoowe

Posted on May 27, 2023May 27, 2023 by News Office

Taliyaha Qaybta Boliska Gobolka Nugaal ayaa Shir Gudomiyay Shirka Amniga Casimadda. Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo si adag u cambaaraysay weerarkii Al-shabaab ee Buulo-mareer

Posted on May 27, 2023May 27, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, Csaba Kőrösi, ayaa si adag u cambaareysay weerarradii shalay lala beegsaday ciidamada… Sii akhri

Wasiirada Arrimaha Dibada Soomaaliya iyo Ruushka oo shir gaar ah yeeshay

Posted on May 26, 2023May 26, 2023 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya , Abshir Cumar Jaamac Huruse ayaa gaaray magaalada Moscow ee dalka Ruushka, halkaa oo uu wada-hadallo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo bogaadiyay sida ay u qabsoontay doorashada qof iyo cod

Posted on May 26, 2023May 26, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Deni oo xalay hadal kooban jeediyay ayaa bogaadiyay sida nabdoon ay u qabsoontay doorashada qof iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close