Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Xog-hayaha Gaashaandhiga Maraykanka

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha… Sii akhri

Posted on June 22, 2023June 22, 2023 by News Office

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar qaraxyo iyo dagaal toos ah oo ka dhacay Baardheere

Posted on June 21, 2023June 21, 2023 by News Office

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qaraxyo xooggan iyo dagaal toos ah oo maanta ka dhacay magaalada Baardheere ee… Sii akhri

Hanti dhawrka Soomaaliya oo sheegay in khasnadda dowladda laga waayay 21 milyan oo Dollar

Posted on June 21, 2023June 21, 2023 by News Office

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Warbixin ka soo saaray caddadka lacag ka maqan khasnadda dowladda. Xafiiska Hantidhowrka… Sii akhri

Beesha Caalamka oo ku baaqday in deg deg lagu xalliyo xiisadda Garoowe

Posted on June 21, 2023June 21, 2023 by News Office

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo dejiyo xiisadda magaalada Garoowe laguna soo dabbaalo xasilooni.… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay dagaalka Garowe

Posted on June 20, 2023June 20, 2023 by Desk

Taliyaha Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire oo ka hadlay dagaalka maanta dhacay ka Garoowe ayaa sheegay in ciidamada dowladda… Sii akhri

Faahfaahinta Khasaaraha dagaalkii maanta ka dhacay Garoowe

Posted on June 20, 2023June 20, 2023 by News Office

Ugu yaraan 9 ruux ayaa ku geeriyooday in ka badan 15 kalena waa ku dhaawacmeen iska hor imaad maanta Garoowe… Sii akhri

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda iyo mucaaradka oo hadda ka socda Garoowe

Posted on June 20, 2023June 20, 2023 by News Office

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda iyo mucaaradka ayaa hadda ka socda magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Dagaalka ayaa bilowday kadib… Sii akhri

Senetaro ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya oo waan-waan kaga jira xiisadda Garoowe

Posted on June 20, 2023June 20, 2023 by News Office

Senetaro ka tirsan aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto Puntland ayaa waan-waan ka wada xiisadda ka… Sii akhri

Dallada PUNSAA oo baaq ka soo saartay xiisadda ka taagan magaalada Garoowe

Posted on June 20, 2023June 20, 2023 by News Office

Dallada Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Puntland PUNSAA ayaa sheegtay in ay aad uga xuntahay muuqaallada dhaawacaya sharafta, dawladnimada iyo… Sii akhri

Giriiga oo maxkamadaynaya sagaal qof oo u dhashay dalka Masar

Posted on June 20, 2023June 20, 2023 by News Office

Sagaal qof oo u dhashay dalka Masar ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla dalka Giriiga, iyada oo lagu soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close