Hoggaamiyaha Inqilaabka ku qabsaday dalka Gabon oo xilka loo dhaariyay
Waxaa Isniintii xilka loo dhaariyey General Brice Olingui Nguema oo ah hoggaamiyaha cusub ee awoodda dalka Gabon kula wareegay inqilaabka,… Sii akhri
Waxaa Isniintii xilka loo dhaariyey General Brice Olingui Nguema oo ah hoggaamiyaha cusub ee awoodda dalka Gabon kula wareegay inqilaabka,… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye… Sii akhri
Waxaa magaalada London ee carriga dalka UK ku geeriyooday fanaankii weynaa, Allah ha u naxariistee Axmed Naaji Sacad. Madaxweynaha Soomaaliya… Sii akhri
Sida uu sheegay sarkaal Mareykan ah, hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi , Kim Jong Un ayaa qorsheynaya inuu bishan u safro Ruushka… Sii akhri
Khilaaf iyo hubanti la’aan ayaa weli ka taagan nooca ay u qabsoomi doonto doorashada madaxtinimada Puntland ee 2024. Madaxweyne Siciid… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Israeli Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in uu doonayo in muhaajiriinta u dhashay Eritrea ah ee ku lug leh… Sii akhri
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa Maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay Guddoomiyaha hay’adda… Sii akhri
Dabley hubeysan ayaa dilay toddoba qof oo Muslimiin ah saddex kalena ku dhaawacay laba weerar oo lagu qaaday laba masjid… Sii akhri
Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in uu Todobaadkan ansixiyo guddiga rasmiga ah ee doorashooyinka Puntland (PEC). Warar lagu kalsoon yahay… Sii akhri