Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay habraac la xiriira falalka argagixisada
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay habraaca isku xirka farriimaha dowladda ee xilliyada xaaladaha degdegga ah ee la xiriira…
Open this website in Safari first.
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay habraaca isku xirka farriimaha dowladda ee xilliyada xaaladaha degdegga ah ee la xiriira…
Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay nin ku eedeysan in uu dilay taliyihii saldhiga booliska degmada Jariiban ee gobolka…
Wararka ka imanaya degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu dilay taliyihii saldhiga booliska degmadaas Gaanshaanle Guuleed Cabdulqaadir…
Xulka Argentina oo difaacanaya tartanka Koobka Adduunka (ku guulaystay 2022) ayaa markale gaaray kama dambaysta, kaddib markii uu caawa guul soo laabasho…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay khidmadaha lagu kordhiyay dekedda magaalada Boosaaso ee…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa kulan la…
Xulka dalka Spain ayaa xalay gaaray kama dambaysta tartanka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu labo iyo waxba kaga adkaaday xulka dalka…
Puntland waxay maanta ku jirtaa marxalad dhaqaale oo adag, taas oo ay isku biirsadeen arrimo gudaha iyo dibadda ka yimid. Sicir-bararka caalamiga…
Safiirka Boqortooyada Ingiriiska (UK) ee Soomaaliya Charles King ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro). Labada…
Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maalintii afraad xiran goobaha ganacsiga, halka dekedduna xiran tahay maalintii afar iyo tobnaad oo xiriira.…