Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Soomaliya iyo Kenya oo gaaray heshiis dhanka Duullimaadka ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis laba geesood ah oo dhinaca adeegyada hawada ah kaasi… Sii akhri

Posted on August 10, 2023August 10, 2023 by News Office

Musharrax Madaxweyne oo xalay shirqool lagu dilay dalka Ecuador

Posted on August 10, 2023August 10, 2023 by News Office

Murashax u taagnaa xilka madaxtinimada dalka Ecuador, caanna ku ahaa la dagaallanka musuq-maasuqa ayaa xalay lagu dilay shirqool, xilli uu… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Galmudug

Posted on August 9, 2023August 9, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan… Sii akhri

Ingiriiska oo heshiis la galay Turkiga si wax looga qabto Tahriibta

Posted on August 9, 2023August 9, 2023 by News Office

Boqortooyada Midowday (UK) ayaa ku dhawaaqday heshiis ay la gashay Turkiga si kor loogu qaado iskaashiga la xiriira wax ka… Sii akhri

Qarax ay ku dhinteen dad rayid ah oo ka dhacay Shabeellada Hoose

Posted on August 9, 2023August 9, 2023 by News Office

Ugu yaraan lix qof ayaa dhimatay, 12 kalena way dhaawacmeen kadib markii baabuur ay la socdeen uu qarax qabsaday, gobolka… Sii akhri

Maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland oo saaka u fadhida dacwad ka dhan ah dowladda

Posted on August 9, 2023August 9, 2023 by News Office

Maxkamadda dastuuriga ah ee dowladda Puntland ayaa saaka u fadhida dhegaysiga dacwaddii ay soo gudbiyeen xubno hore looga saaray Baarlamanka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan safar dalka dibaddiisa ah

Posted on August 9, 2023August 9, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida lagu wado qorshaynaya in uu sameeyo magacaabista mas’uuliyiin kala duwan. Ilo wareedyo ka… Sii akhri

Somalia Government Gives Ethiopia the Green Light to Use Berbera Port

Posted on August 8, 2023August 8, 2023 by cph

Hargeisa (PP News Desk) — In a surprising turn of events, the Federal Government of Somalia has granted Ethiopia permission… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay siihayaha safiirka Mareykanka

Posted on August 8, 2023August 8, 2023 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya… Sii akhri

Howlgal lagu burburiyay gawaari qaraxyo ku rakiban yihiin oo ka dhacay Hiiraan

Posted on August 8, 2023August 8, 2023 by cph

Ciidanka Soomaaliya iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa saaka howlgal qorsheysan ka fuliyay xarun Al-shabaab ku leedahay deegaanka Mukayle oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close