Booliska gobolka Doollo oo qabtay nin ku eedaysan in uu gaari ka dhacay degmada Bursaalax
Booliska gaarka ah ee gobolka Doollo ee dowlad degaanka DDS ayaa ku guulaystay qabashada Saadaq Cabdicasiis Nuur oo ku eedaysan in uu…
Open this website in Safari first.
Booliska gaarka ah ee gobolka Doollo ee dowlad degaanka DDS ayaa ku guulaystay qabashada Saadaq Cabdicasiis Nuur oo ku eedaysan in uu…
Israa’il iyo Xamaas ayaa isla gartay in mudda laba maalin oo dheeri ah lagu kordhiyo heshiiskii xabbad-joojinta afarta maalin ahaa. Muddo kordhinta…
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii u horraysay magacaabay guddi qaabilsan Wada-xaajoodka Arrimaha doorashooyinka Puntland Wareegto ka soo baxday…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan xaqiijinta hiigsiyada dalkeenna ayaa kulamo la qaatay dhallinyarada, aqoonyahanka…
Dadka Soomaaliyeed waxay isugu sheekeeyaan inay yihiin dad caqli badan, anigu nafteyda waan rumeysanahay arrinkaas, waxaana filayaa inuu yahay hadal dhab ah…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xarigga ka…
Ciidamada badda ee Mareykanka ayaa fashiliyay qafaalashada markab ganacsi oo koox burcad badeed ah ay ku weerareen gacanka cadmeed ee u dhow…
Forty Somali journalists participated in the competition, who were from print media, radio stations and television channels from many media houses in…
Booliska Mareykanka ayaa shaaciyay in ay xireen qof looga shakisanyahay in uu toogtay saddex nin oo dhallinyaro Falastiiniyiin ah. Toogashadan waxay ka…
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo uu weheliyo Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil ayaa shir-guddoomiyey kulan gaar…