Maraykanka oo sheegay in loo baahan yahay dowlad madax-bannaan oo Falastiin yeelato
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Blinken markii uu ka tagay Turkiga , wuxuu sheegay ; “Waxaan u baahanahay inaan dhisno dawlad Falastiini ah…
Open this website in Safari first.
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Blinken markii uu ka tagay Turkiga , wuxuu sheegay ; “Waxaan u baahanahay inaan dhisno dawlad Falastiini ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo laabtay magaalada Muqdisho kadib safar laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea. Wasaaradda…
Madaxweyne Siciid Deni ayaa maanta kulan qado ah ku casumay dhammaan musharrixiintii shalay kula tartamay xilka Madaxweynaha Puntland. Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markale dib loogu doortay Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Shanta sano ee soo socota 2024-2029.…
Ilyaas Cismaan Lugatoor Gebilay ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland. Mudane Ilyaas Lugatoor oo ka soo jeeda Gobolka Sool…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,…
Madaxweyne Siciid Deni ayaa mar kale ku guulaystay xilka Madaxweynaha dowladda Puntland kadib doorashadii saaka ka dhacday magaalada Garoowe. Madaxweyne Deni ayaa…
Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Saaka oo Isniin ah ka dhacaysa magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Tartanka Doorashada Madaxweynaha…
Wasiirkii Gaashaandhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeyey ayaa xalay shaaciyay in uu si rasmi ah isaga casilay xilkaasi Waxaa uu sheegay in is…
Hadal-jeedinta Musharrixiinta xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Saaka ka socota Xarunta Baarlamanka. 11 Musharrax oo u taagan Tartanka Xilka…