Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Navigating the Future: The Impact of the Recurrent Cost and Reform Financing (RCRF) Project on Political Governance and Societal Transformation Through Institutional Reform in Somalia

In the wake of the establishment of the enduring Somali government in 2012, marked by the adoption of the Provisional… Sii akhri

Posted on November 13, 2023November 13, 2023 by Desk

Israa’iil oo go’doomisay Dhawr isbitaal oo ku yaalla Marinka Gaza

Posted on November 12, 2023November 12, 2023 by News Office

Dhawr isbitaal oo ku yaal magaalada Gaza iyo waqooyiga Gaza ayaa si toos ah loo garaacay,iyadoo Hey’adda WHO ay sheegtay… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Puntland door ka qaadato xallinta colaadda Somaliland iyo SSC-Khaatumo

Posted on November 12, 2023November 12, 2023 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa dowladda Puntland ugu baaqday in ay doorkeeda ka qaadato hirgelinta heshiis nabadeed oo lagu dhammeeyo colaadda labada… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo diiday fikradda ah in Falastiiniyiintu maamulaan Marinka Gaza

Posted on November 12, 2023November 12, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa diiday fikradda ah in Gaza ay noqoto magaalo ay maamulkeeda yeeshaan Falastiiniyiintu marka uu… Sii akhri

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo la kulantay Mucaaridka Puntland

Posted on November 11, 2023November 11, 2023 by News Office

Dallada ay ku nidaysan yihiin Mucaaridka Puntland ayaa maanta Garoowe ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan… Sii akhri

Soomaaliya oo Shirka Hoggaamiyaasha Islaamka la wadaagtay  Mowqifkeeda Xaaladda QASA

Posted on November 11, 2023November 11, 2023 by News Office

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan degdeg ah oo ay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Kulan la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Posted on November 11, 2023November 11, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xame oo Maanta furay Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya

Posted on November 11, 2023November 11, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya oo… Sii akhri

Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Shiinaha oo Kulan gaar ah yeelanay Arbacada Todobaadkan

Posted on November 11, 2023November 11, 2023 by News Office

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa markii ugu horreysay muddo sannad ah si fool-ka-fool ah ula kulmi doona Madaxweynaha Shiinaha Xi… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Posted on November 11, 2023November 11, 2023 by News Office

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska Ufadhiya Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close