Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaar kamid ah Musharrixiinta Puntland oo ka horyimid guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada

Qaar kamid ah Mushaarixiinta Mucaaridka ah ee Puntland ayaa ka horyimid guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada ee uu magacaabay madaxweyne Deni.… Sii akhri

Posted on December 13, 2023December 13, 2023 by News Office

Guddiga Amniga Doorashada Puntland oo la magacaabay

Posted on December 12, 2023December 12, 2023 by News Office

Garoowe: 12 December 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 68 ee 12-da… Sii akhri

Musharrax Madaxweyne oo soo dhaweeyay Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Deni

Posted on December 12, 2023December 12, 2023 by News Office

Musharrax Madaxweynaha Puntland Axmed Siciid Aw Nuur ayaa soo dhaweeyay Guddiga Xallinta doorashada ee uu magacaabay Maxaxweyne Deni. Bayaan kooban… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada

Posted on December 12, 2023December 12, 2023 by News Office

Garoowe: 12 December 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Sicidii Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 67 ee 12-da… Sii akhri

Dekedda Garacad oo markii u horraysay laga bilaabi doono dhoofinta xoolaha

Posted on December 12, 2023December 12, 2023 by News Office

Dekedda magaalada Garacad ee Gobolka Mudug ayaa markii u horraysay  laga bilaabi doonaa dhoofinta xoolaha. Mas’uuliyiinta gacanta ku haya maamulka… Sii akhri

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin gaari ka dhacay magaalada Garoowe

Posted on December 12, 2023December 12, 2023 by News Office

Taliska Booliska dowladda Puntland ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay shakhsi dhawaan gaari Leyla-calaawi ah ka dhacay magaalada Garoowe.… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii Maxkamadda dastuuriga ah

Posted on December 11, 2023December 11, 2023 by News Office

Guddoonka Baarlamanka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii maxkamadda dastuuriga ah ku laashay mudda kororsigooda. Qoraal ka kooban… Sii akhri

Axmed Karash oo digniin adag u jeediyay Siciid Deni kuna tilmaamay keligii-talis

Posted on December 11, 2023December 11, 2023 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa digniin adag u jeediyay Madaxweyne Siciid Deni oo uu ku eedeeyay awood… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo shaacinaya guddiga xallinta khilaafaadka doorashada Puntland

Posted on December 11, 2023December 11, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa dhammaystiray liiska xubnaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashada oo uu shaacin doono saacadaha soo socda. Guddiga… Sii akhri

Somaliland oo go’aansatay in ay weerarto jiidda Maygaagle oo ka tirsan Buuhoodle

Posted on December 11, 2023December 11, 2023 by News Office

Taliska Somaliland ayaa sida lagu soo warramayo go’aansaday in ay weerar ku qaadaan jiidda Hawdka ee Maygaagle. Xukuumadda Korneyl Muuse… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close