Puntland “Madaxweyne Xasan Shiikh waan casunay wuuna aqbalay in uu noo yimaado”
Xukuumadda Puntland ayaa markii u horraysay faahfaahin ka bixisay cidda ku casuman munaasabadda caleema-saarka madaxweyne Deni iyo ku xigeenkiisa Lugatoor. Wasiirka Warfaafinta…