Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo gaaray magaalada Garoowe
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweyne Xasan Shiikh waxaa garoonka diyaaradaha Garoowe…