Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dagaal xooggan oo dib uga qarxay degaanka Buqdharkay

Dagaal aad u xooggan ayaa hadda ka socda nawaaxiga Buq-dharkayn oo ka tirsan degaanka Yeyle halkaas oo shalay uu ka… Sii akhri

Posted on November 9, 2023November 9, 2023 by News Office

Dhalinyaro Soomaali ah oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Posted on November 9, 2023November 9, 2023 by News Office

Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa xaqiijinaya in halkaasi xalay lagu dilay laba dhalinyaro ah oo Soomaaliyeed. Burcad hubaysan… Sii akhri

Maraykanka oo ku baaqay in la helo dowlad ay ku midaysan yihiin shacabka Falastiin

Posted on November 9, 2023November 9, 2023 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka, Anthony Blinken ayaa shalay ku baaqay dawlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin oo ka talisa Daanta Galbeed iyo… Sii akhri

Bara-kac ka bilowday Oog iyo Ceel-dhaab kadib dagaalkii Buq-dharkayn

Posted on November 8, 2023November 9, 2023 by News Office

Degaannada Oog iyo Ceeldhaab ayaa sida wararku sheegayaan bara-kac ka bilowday gelinkii danbe ee maanta kadib dagaalka ka soo cusboonaaday… Sii akhri

War-saxaafadeed: SSC-Khaatumo oo Somaliland ku eedeeyay dagaalkii Maanta ka dhacay Galbeedka Sool

Posted on November 8, 2023November 8, 2023 by News Office

War-saxaafadeed: Laascaanood, 08 November 2023:- Maamulka SSC-Khaatumo wuxuu si dhaw ula socdaa go’aammada colaadeed ee ka imaanaya maamulka Somaliland, kuwaas… Sii akhri

Maleeshiyaad ka soo kala jeeda SSC-Khaatumo iyo Somaliland oo ku dagaallamay duleedka Yeyle

Posted on November 8, 2023November 8, 2023 by News Office

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal beeleed ka socda tuulada Buq-dharkayn oo ka tirsan degaanka Yeyle ee galbeedka… Sii akhri

Laba Oromo ah oo lagu dilay degaanka Milxo ee gobolka Sanaag

Posted on November 8, 2023November 8, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Milxo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi lagu dilay laba nin oo ka soo… Sii akhri

Gabar Soomaaliyeed oo loo doortay duqa magaalada St Louis Park ee Maraykanka

Posted on November 8, 2023November 8, 2023 by News Office

Naadiya Cabdirizaaq Maxamed ayaa ku guuleysatay kursiga golaha deegaanka ee Magaalada St Louis Park, ee gobolka Minnesota, iyadoo noqoneysa duqa… Sii akhri

Antonio Guterres ” Gaza waxay noqotay Xabaasha Carruurta reer Falastiin”

Posted on November 8, 2023November 8, 2023 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si deg deg ah ugu baaqay xabbad-joojin bini’aadantinimo oo laga sameeyo Gaza,… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo ururka ITU oo kala saxiixday heshiis ku saabsan horumarinta Isgaarsiinta

Posted on November 7, 2023November 7, 2023 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee (ITU) la saxiixatay heshiis ku saabsan dhanka Horumarinta Isgaarsiinta. War rasmi ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close