Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Khasaare ka dhashay iska hor imaad ka dhacay magaalada Garoowe

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa iska hor imaad kooban oo duhurnimadii maanta ka dhacay bartamaha caasimadda Garoowe. Wararka ayaa sheegaya… Sii akhri

Posted on November 7, 2023November 7, 2023 by News Office

Ciidamada Maraykanka ee Bariga dhexe oo wajahaya weerarro joogta ah

Posted on November 7, 2023November 7, 2023 by News Office

Ciidamada Maraykanka ee ku sugan Ciraaq iyo Suuriya ayaa lagu weeraray diyaaradaha drones-ka iyo gantaalaha kooxaha ay taageerto Iran ugu… Sii akhri

Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise oo taageeray go’aannadii isimada Puntland ee arrimaha doorashada

Posted on November 7, 2023November 7, 2023 by News Office

Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise oo kamid ah duubabka dhaqanka Puntland ayaa soo dhaweeyay go’aannadii arrimaha doorashada ee ka soo baxay… Sii akhri

Israail oo in ka badan 10,000 kun oo Falastiiniyiin ah ku dishay marinka Qasaa

Posted on November 6, 2023November 6, 2023 by News Office

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Falastiiniyiinta ayaa shaaciyay in ilaa iyo hadda in ka badan 10,000 kun oo rayid ah lagu dilay… Sii akhri

Wasiir Juxaa “Puntland waa ka guurtay qolkii madoobaa ee mugdiga ahaa”

Posted on November 6, 2023November 6, 2023 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa ayaa shaaciyay in uu si guul ah ku dhammaystirmay wejiga kowaad ee hannaanka… Sii akhri

Khasaare ka dhashay daadad ku fatahay magaalada Baydhabo

Posted on November 6, 2023November 6, 2023 by News Office

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur galbeed oo uu xalay ka da’ay roob mahiigaan ah oo daadad xooggan… Sii akhri

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo maanta ka shiraya xaaladda Marinka Qasa

Posted on November 6, 2023November 6, 2023 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan albaabadu u xiran yihiin ka yeelanaya xaaladda ka sii daraysa ee Qasa.… Sii akhri

Daadadka Roobka oo saamayn ku yeeshay guud ahaan Gobolka Gedo

Posted on November 6, 2023November 6, 2023 by News Office

Guddoomiyaha degmada Baardheere oo sheegay in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gedo uu sameeyn ku yeeshay Shacabka. Waxaa isa… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee khasaaraha ka dhashay duqaynta Israa’iil ee marinka Qasa

Posted on November 5, 2023November 5, 2023 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa shaacisay in ciidamada Israa’iil oo xalay duqeeyay xero qaxooti ay ku dhinteen ugu yaraan 40 qof… Sii akhri

Dowladda Puntland oo war ka soo saartay Khasaaraha ka dhashay daadadka Gaalkacyo

Posted on November 5, 2023November 5, 2023 by News Office

Dowladda Puntland ayaa markii u horraysay ka hadashay daadadkii xalay ku soo rogmay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Qoraal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close