Lix qof oo Oromo ah oo lagu dilay degmada Beledxaawo
Wararka ka imaanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in 6 qof oo ka tirsan qowmiyadda Oromoda lagu dilay halkaasi. Guddoomiyaha…
Open this website in Safari first.
Wararka ka imaanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in 6 qof oo ka tirsan qowmiyadda Oromoda lagu dilay halkaasi. Guddoomiyaha…
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay qabteen nin looga shakisan yahay inuu ka dambeeyey inuu gubay xaaskiisa. Fariin qoraal ah oo loo…
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan…
Xildhibaannada Aqalka hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya kulan ku saabsan ka doodista arrimaha siyaasadda iyo go’aamada…
Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa soo gudbiyay $118.3 bilyan oo ay ku jirto $14 bilyan oo gargaar militari oo la siinayo Israa’iil. Sharciga,…
Mogadishu (PP Editorial) — A husband burned his wife, Luul Abdiasis, who later succumbed to the wounds she had sustained. The husband,…
Xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa gelaysa laba sano oo dhaqaale urursi ah, si ay ugu diyaar-garowdo doorashada Soomaaliya ee sannadka 2026. Ilo wareedyo…
Garoomada diyaaradaha degaannada Puntland ayaa laga mamnuucay diyaadadaha aan duuliyaha lahayn (Drones-ka) ee loo isticmaalo muuqaal duubista. Qoraal ka soo baxay wasaaradda…
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS ayaa maalinta berri oo Isniin ah u madlan kulan looga hadlayo arrimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga ah…
Madaxweynaha dalka Namibia, Hage Geingob ayaa ku dhintay da’da 82-sanno, sida uu sheegay xafiiskiisa, wax ka yar saddex toddobaad kadib markii la…