Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaare Xamsa “ma aqbalayno in markale aan ku laabano doorashadii Teendhada”

Muqdisho, 30, Abriil 2024:- Ra’iisul dowladda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka qaybgalay daahfurka geeddi socodka hirgelinta hannaanka dhab-u-heshiin… Sii akhri

Posted on April 30, 2024April 30, 2024 by News Office

Dacwad ka dhan ah Israa’iil oo loo gudbiyey Maxkamadda Cadaaladda aduunka

Posted on April 30, 2024April 30, 2024 by News Office

Garsoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ayaa maanta ka jawaabi doona dacwad ay Nicaragua u gudbisay Jarmalka, oo ku saabsan… Sii akhri

SSC-Khaatumo oo ka hadashay dil ka dhacay Sanaag

Posted on April 30, 2024April 30, 2024 by Desk

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ka hadlay labo nin oo shacab ah oo maalin ka hor lagu dilay gobolka Sanaag, dilkaas oo… Sii akhri

Garaad Maxamed Cilmi Shirwac oo sheegay in Dekedda Garacad laga iibiyey Imaaradka Carabta

Posted on April 30, 2024April 30, 2024 by News Office

Garaad Maxamed Cilmi Shirwac oo kamid ah isimada dhaqanka Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa ku eedeeyey xukuumadda uu hoggaamiyo… Sii akhri

Muqdisho: Hormuud oo ka hadashay dilkii shaqaalaheeda

Posted on April 29, 2024April 29, 2024 by Desk

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ka hadashay dilka lix ka mid ah shaqaalaheeda oo gaari ay saarnaayeen qarax lagula beegsaday deegaanka… Sii akhri

6 ka tirsan shaqaalaha Hormuud oo lagu dilay qarax ka dhacay Garasbaalley

Posted on April 28, 2024April 29, 2024 by News Office

Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa khasaaraha ka dhashay qarax lala beegsaday gaari ay saarnaayeen howlwadeenno ka tirsan shirkadda Isgaarsiinta… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe

Posted on April 28, 2024April 28, 2024 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta galinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Garowe, kaddib safar aan horay loo… Sii akhri

Puntland oo beeraysa 20,000 oo geed todobaadka dhiraynta

Posted on April 28, 2024April 28, 2024 by News Office

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ilyas Cismaan Lugatoor ayaa maantay Garoowe ka daah-furay todobaadka dhiraynta Puntland oo mudo 7 cisho ah ka… Sii akhri

Israa’iil oo soo bandhigtay heshiis laga gaaro dagaalka Qasa

Posted on April 28, 2024April 28, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa markii u horreysay soo bandhigtay heshiis ay ku sheegtay inay furantahay in laga wada-hadlo joojinta dagaalka Qasa. Soo… Sii akhri

Ruushka oo soo saaraya diyaarado rakaab oo u gaar ah

Posted on April 28, 2024April 28, 2024 by News Office

Ruushka ayaa wadda qorshe ay dalal dhowr ah ka qaybqaadanayaan oo lagu soo saarayo diyaaraddo u gaar ah oo rakaabka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close