Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo laga daah-furay olole wajiga kowaad lagu daawaynayo 750,000 oo neef

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Ilyaas Cusmaan Lugatoor ayaa maanta magaalada Gaowe ka daah-furay ololaha taageeridda daaweynta xoolaha Puntland,… Sii akhri

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by Desk

Guddiga Difaaca Golaha shacabka uu yeeray wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda FDS

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by News Office

Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Wasaaradda Gaashaanshiga DFS u diray warqad u yeeris, si ay uga jawaabto sababta dowladda Mareykanka… Sii akhri

DFS oo sheegtay in horjoogayaal iyo askar ka tirsan Al-shabaab ay isku soo dhiibeen

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by News Office

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Boqolaal Askar iyo horjoogayaal ah oo ka tirsanaa kooxaha Argagixisada ay todobaadyadii u dambeeyey isku… Sii akhri

Shiinaha oo wadahadalsiinaya Xamaas iyo Faatax

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by News Office

Shiinaha ayaa marti-gelinaya wada-hadallo uu ku sheegay midnimada Falastiin oo ay Beijing ku yeelanayaan Xamaas iyo Faatax, si loo gaaro… Sii akhri

Laascaanood: Firdhiye oo guddoomiyay shir looga hadlay difaaca SSC-Khaatumo, baaqna u diray shacabka

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by Desk

Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali oo uu weheliyo hoggaamiye ku xigeenka Maxamed Ismaaciil ayaa kulan la qaatay golaha… Sii akhri

Boqolkiiba 70 ceelasha biyaha ee waqooyiga Qaza oo la burburiyay

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by Desk

Weerarada militariga Israa’iil ayaa burburiyay boqolkiiba 70 ceelasha biyaha iyo sidoo kale boqolkiiba 50 matoorada bulaacadaha wasakhda qaada ee waqooyiga… Sii akhri

Guddiga Difaaca Baarlamaanka DFS oo ka hadlay lunsashada saadka ciidanka Danab.

Posted on April 26, 2024April 26, 2024 by News Office

Gudoomiye kuxigeenka Guddiga Difaaca Baarlamanka Soomaaliya, Xildhibaan Dhookir oo ka hadlay fadeexadda ka taagan lunsashada saadka ciidamada Qaranka: “Inagoo og… Sii akhri

Dawladda FS oo qiratay in la lunsaday raashinka Mareykanku ku taageeray ciidanka Danab

Posted on April 26, 2024April 26, 2024 by News Office

Dawladda Soomaaliya ayaa qiratay in raashiinkii loogu talagalay ciidamada Danab ee uu Mareykanku tababaray la leexsaday, sida lagu sheegtay war-saaxafadeed… Sii akhri

“70 kamid ah ciidanka waxaa dilay cabtoy” Gen. Muumin Cabdi Shire

Posted on April 25, 2024April 26, 2024 by News Office

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire oo ka hadlay kulanka Bulshada iyo booliska oo lagu qabtay magaalada Garoowe… Sii akhri

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo fashilmay iyo madaxda Dawlad goboleedyada oo deegaanadooda ku laabtay

Posted on April 25, 2024April 25, 2024 by News Office

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo. Madaxweyne Laftagareen ayaa dib ugu laabtay maanta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close