Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mareykanka oo Sacuudiga ka taageeraya helitaan Nukliyeer

Mareykanka iyo Sacuudiga ayaa ku dhow inay gaaraan heshiis amni oo Riyadh siinaya dabool amni oo ay ku helayso hub… Sii akhri

Posted on May 2, 2024May 2, 2024 by News Office

Turkiga oo ku dhawaaqay dacwad ka dhan ah Israa’iil

Posted on May 1, 2024May 1, 2024 by News Office

Turkiga ayaa ku biiray Koonfur Afrika oo dacwad ka dhan ah Israa’iil u gudbisay maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda, iyadoo… Sii akhri

Jilaa Turki ah oo sameeyey dhacdo ka yaabisay dadka wadankiisa

Posted on May 1, 2024May 1, 2024 by News Office

Jilaa caan ah oo u dhashay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Çağlar Ertuğrul ayaa ku kacay ficil ka yaabiyay dadweynaha… Sii akhri

Roobab Khasaare u gaystay kaabayaash dhaqaalaha oo ka da’ay deegaanka Yaka-yaka ee gobolka Karkaar

Posted on May 1, 2024May 1, 2024 by News Office

Roobab xoog leh oo xalay ka da’ay deegaanka Yaka-yaka ee gobolka Karkaar ayaa wax yeelo gaarsiiyey kaabayaasha dhaqaalaha oo ay… Sii akhri

Soomaaliy oo lagu taageeray mowqifkeeda ka dhanka ah is-afgaradkii Itoobiya iyo Somaliland

Posted on May 1, 2024May 1, 2024 by News Office

Kal-fadhigii saddexaad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta iyo Waddamada Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa Soomaaliya ku taageertay dadaallada… Sii akhri

Ruushka oo weerar ku qaaday magaalada Odesa ee Ukraine

Posted on May 1, 2024May 1, 2024 by News Office

Ruushka ayaa saacadihii u dambeeyay weerarro is xigxigay oo uu adeegsaday gantaallo ku qaaday magaalada dekedda badda madow ee Odesa,… Sii akhri

Soomaaliya oo loo tababaray ciidan ilaaliya Badda

Posted on May 1, 2024May 1, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka qaybgalay dhoolatus ay soo bandhigeen ciidan ay Midowga Yurub u tababareen… Sii akhri

Madax dhaqameedka Bariga Burco oo baaq nabadeed kasoo saaray colaad ka taagan gobolka Sanaag

Posted on May 1, 2024May 1, 2024 by News Office

Madax dhaqameedka Beesha Habarjeclo ayaa baaq nabadeed ka soo saaray dil 28-ka bishii April  ka dhacay deegaanka Laymadh ee gobolka… Sii akhri

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Turkiga oo gaaray Muqdisho

Posted on April 30, 2024April 30, 2024 by News Office

Agaasimaha Hay’adda sirdoonka Turkiga ee MİT, Ibrahim Kalin ayaa lagu warramaya inuu maanta gaaray caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Kalin ayaa kula kulmi… Sii akhri

Garoowe oo biyo mareeno loo samaynayo

Posted on April 30, 2024April 30, 2024 by News Office

Waxaa maantay magaalada Garoowe laga daah-furey daraasad wax looga qabanayo maareynta biyo saarista magaalada Garoowe. Daraasadaan oo horudhac ah ayaa ka hadlaysa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close