Madaxweynaha dalka Rwanda oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah waddanka DR Congo
Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa shaaciyay in dalkiisu uu diyaar u yahay dagaal ka dhan ah waddanka DR Congo. “Rwanda waxay diyaar…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa shaaciyay in dalkiisu uu diyaar u yahay dagaal ka dhan ah waddanka DR Congo. “Rwanda waxay diyaar…
Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay, kaddib marki ay isku dhaceen kumannaan arday ah oo ku hubeysnaa ulo iyo dhagxaan iyo…
In ka badan 50 Xildhibaan oo ay weheliyaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS, Guddoomiye Ku xigeenka labaad Golaha Shacabka iyo Wasiiro ayaa goordhow…
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Masagawaa ee gobalka Galgaduud ayaa saaka toogtay nin lagu sheegay in uu ka tirsanaa…
Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa shaaciyay liiska musharaxiinta doorashada golayaasha deegaanka saddexda degmo ee Garowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan, ee ururada siyaasadda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, aya shir-guddoomiyey shirka Guddiga…
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Soomaliya ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Taliyihii saldhiga Heliwaa dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo kooxdiisa…
Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa xalay soo saaray digniin ku saabsan arrimaha ka reebban xisbiyada siyaasadda Puntland ee u tartamaya doorashada…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu dhageystay warbixinno kala duwan oo ku saabsan xaaladda guud…