Guddiga doorashada iyo xisbiyada Siyaasadda Puntland oo xalay shir ka yeeshay arrimaha doorashada
Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa xalay xarunta guddiga kula shiray madaxda xisbiyada siyaasadd Puntland, oo walaac ka qaba hufnaan la’aanta doorashada.…